Ammaankii Madaxtooyada Oo Wax Laga Beddelay, Shakhsiyaad Sida Guryahooda U Gaalaa-bixi Jirey Oo Gacan-ka Hadal Bilaabay iyo Awaamiir cusub oo la soo Rogay
Hargeysa:May,13,2014(SDN/QJ)-Qaabkii loo geli jirey Aqalka Looga Arrimiyo Somaliland ayaa wax laga Beddelay Tan markii uu Ciidanka ilaaliya Taladooda la wareegay Tododbaadkii hore Taliye Axmed Cali Maygaag. Isbeddelkan ayaa salka ku haya Hannaan habaqle ah oo markii hore madaxtooyada loo geli jirey, iyadoo Masuuliyiin, Ganacsato iyo Shakhsiyaad kale oo Been ma Sheega-yaalnimo caan ku ihi xilliga…
