Xisbiga Ucid Oo Si Aad Ah Shaki Xoogan Uga Muujiyay Hawlaha Qarsoon Ee Ay U Socdaan Odayaal Dhawaan Ka Soo Kicitimay Muqdisho
11,May,2014(SDN/QJ)– Xisbiga caadaladda iyo dareyeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Caalamatu Su’aal Weyn galiyay hawsha ay rasmi ahaan ay u sodaan oday dhaqmeedka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Somalia,oo dhawaanahanba ku sugnaa Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa. Waxa uu Xisbigu ku sheegay Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Guud ee Mgaaladda Hargaysa,inay Odayaasha weheliyaan Siyaasiyiin hore,…
