Wasiir Caafimaadka Xaglo-toosiye Oo Maanta Gaadhay Sool-joogto,Mashaariicna Dhagax Dhigay

    10,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto,waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta. Wasiirka ayaa Mudo todobaad ku dhaw waxa uu ku suganyahay Deegaandda Bariga Somaliland oo uu doonayo inuu dib loo Hawl galiyo dhaamaan Goobihii Ageegyadda Bulsho sida: Caafimaad…

    Read More

      Daawo Qaabka loo Gudo galay Dacwada Haatuf + Xeerkii Saxaafada oo la baalmaray iyo Eedaha la isu jeediyay

      Hargaysa 10.May 2014 (SDN/QJ)-Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa Maanta dhagaysatay Maragyada Dacwadii loo haysatay Wargaysaka Haatuf isla markaana Xabsiga u taxaabtay Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftiraha Wargayskaasi Axmed Cali Cige. Fadhigan Maxkamada oo ahaa mid aan loo ogolayn warbaahinta isla markaana amaanka maxkamada aad loo adkeeyay waxaa goob joog ka ahaa Maragyada…

      Read More

        Masuuliyiinta Dhibbanayaasha u ah Dacwadda Wargeyska Haatuf iyo Sidii ay Maanta u Gaaf-wareegayeen Xarunta Maxkamadda

        Hargeysa:May,10,2014(SDN/QJ)-Masuuliyiinta dhinaca ka ahaa dacwadaha lagu soo oogay Masuuliyiinta wargeyska Haatuf, ayaa si weyn maanta cadaadis u saaray Maxkamadda Gobolka oo Xabsiga dhigtay Masuuliyiintaas. Masuuliyiintan oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaraha Macdanta Arrimaha Gudaha iyo Waliba Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee Baashe Cumar, kuwaas oo su’aalo badan laga weydiiyey Damciyada ay…

        Read More

          Madaxdii Wargeyska Haatuf Oo Xabsiga Loo Taxaabay

          Hargeysa:May,10,2014(SDN/QJ)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa goor dhaweyd Xabistay Guddoomiyihii Wargeyska Haatuf iyo waliba Tifaf tirihihii wargeyskaas oo dacwadi kaga socotay Maxkamadda. Maxkamadda oo uu saaka ka furmay Kiiska Dhegaysiga Eedaysanayaashani, ayaa amartay in Xadhiga Rumaan  ah oo aan  Muddadiisu cayinnayn loo diro Masuuliyiintan, kadib dhegaysi kooban oo maxkamadda Horteeda ka Dhacay. Maxkamadda ayaa diidday in damiin…

          Read More

            Colaadii Koonfurta Sudan Oo Heshiis Hordhaca Laga Gaadhay

            10,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha fallaagada Riek Machar ayaa saxiixay heshiis nabadeed kaddib colaad socotay muddo shan bilood ah. Heshiiskaasi ayaa ku baaqaya xabad joojin deg deg ah iyo in la dhiso dowlad ku meel gaadh ah oo ay wadaagaan dhinacyada ku hardamaya dalkaasi. Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Salva Kiir…

            Read More

              Kenya:Safaaradda Somalida Oo Ka Dayrisay Xaaladda Somalida Ku Jirta Jeelasha Magaaladda Nairobi

              10,May,2014(SDN/QJ)-Saraafadda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ayaa ka dayrinaysa xaaladda ay ku sugan yihiin dad Soomali ah oo ku xiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta.waxaana la sheegayaa inay dadkaas la soo daristay Nolol Xumo iyo Nadaafadda Goobaha ay ku xidhanyihiin oo aad u liidata. Dadkan,ayaa la sheegayaa in aanay haba yaraatee haysin waxyaabaha…

              Read More

                Madaxtooyada Somaliland Oo Si Weyn u Saluugtay Qaabkii Uu Cukuse u Shaaciyey Musharaxnimada Siilaanyo iyo Madaxweynaha Oo Ka Fal-celiyey

                Hargeysa:May,10,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee laga helayo aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa muujinaya in Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse) si weyn loogu canaantay iclaaminta musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee shanta sano ee soo Socota. Sida ay wararku sheegayaan, waxa Hadalkaas si kedis ah oo aan talo wada-jir ah lagu sheegin ay afkiisa uga…

                Read More

                  Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta Laga Filayo Inay Gudo Gasho Dhegaysiga Eedaha Loo Haysto MasuuliyiintaWargeyska Haatuf

                  Hargeysa:May,10, 2014(SDN/QJ)-Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inay Gudo gasho dhegaysiga Dacwadaha loo haysto Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf oo muddo u xanniban xukuumadda Madaxweyne Siilaayo. Maxkamadda ayaa hore ugu qabatay in 10-ka bishan may oo maanta ku eg ay qaadi doonto dacwadda masuuliyiinta Haatuf loo Haysto, taas oo keentay in Gebi…

                  Read More

                    Cali Maxamed Geeddi Oo Shaqo Muhiim ah Looga Magacaabi Doono Villa Somalia

                    Muqdisho:May,10,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geeddi oo ay siyaasadda aad iskugu hayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa la sheegayaa inuu xil ka Helayo Aqalka maddaxtoyada Somalia. Wararka laga Helayo Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan uu Cali maxamed Geeddi ka dhigayo La La-taliyihiisa Gaarka ah, maadaama uu hore shaqadaas uga Tegay Eng. Yariisow….

                    Read More

                      Weerar Xalay Lagu Qaaday Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho

                      Muqdisho:May,10,2014(SDN/QJ)-Waxa xalay fiidkii hore Bambo Gacmeed Lagu Tuuray xarunta Safaaradda u ah dalka Turkiga eek u taalla magaalada Muqdisho. Ma cadda khasaaraha ay gesatay bambaanada lagu tuuray safaaradda oo aad loo ilaaliyo, waxase Qaraxeeda laga maqlay meelo badan oo magaalada ka mid ah. Markii bambaanada lagu tuuray kaddib waxaa nawaaxiga safaaradda laga maqlay rasaas xooggan…

                      Read More

                        Xildibaano Muxaafid ah Oo Madaxweyne Siilaanyo ka Difaacay Eedo Uga Yimi Xubno ka Tirsan Baarlamaanka

                        Hargeysa:May,10,2014 (SDN/QJ)-Xubno ka Tirsan Golaha Baarlamaanka Somaliland, ayaa ka Falceliyey Dhaliilo ay xildhibaano  kale oo isla Golahooda ka tirsani u jeediyeen Khudbaddii uu dhawaan Labada Gole u jeediyey Madaxweyne Siilaanyo. Kooxdan  xildhibaanada ah oo caan ku ah muxaafidnimo ayaa sharci-jebin ku eedeeyey xildhibaanada Naqdiyey khudbadda madaxweynaha, waxana ay sheegeen inay qaanuunka meel kaga dhaceen.  …

                        Read More

                          Muj. Cali Gurey Oo Si Kulul U Naqdiyey Khubad-sanadeedkii Madaxweyne Siilaanyo

                          London:May,10,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf (cali-gurey), ayaa ka fal celiyey Khudbadii uu Toddobaadkii hore madaxweyne Siilaanyo u jeediyey Labada Gole ee Somaliland. Cali gurey waxa uu si weyn u dhaliilay Hannaankii khudbadaasi u dhacaysay iyo waliba jiritaanka waxyaabihii inay qabsoomeen laga dhigay ee Khudbadda ku jirey. Waxa uu khudbadan ku sifeeyey mid…

                          Read More

                            Live..Toos….Xafladii soo dhaweynta madaxda Xisbiga UCID oo qaban-qaabadiisii galbeedka London ka socoto..Lasoco sawiro dheeraada.

                            London 10May14(SDN)Xaflad aad loo soo agasimay oo soo qaban qabiyeen tageerayasha Xisbiga Ucid oo lagu soo dhawaynayo Madaxda Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Warabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Cali Gurey Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen xafladan oo noqonaysa xaflad noocada ku cusub oo xubnahii xisbiga ee u sareyey ay tageerayshadoo kula hadlaan kala…

                            Read More

                              DHEGEYSO:Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay safarkii uu dhawaanta ku tegey Goobolka Sh. Hoose

                              Muqdisho May09,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa Muqdisho ku soo guryo noqday ka dib safar shaqo uu ku tegey gobolka Shabeelada Hoose. Raiisul Wasaaraha ayaa xafiiskiiba ku qabtay shir jaraaid oo uu uga waramayo safarkiisa shaqo, halkan hoose ka dhegeyso. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/weli.mp3″] Codka Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka war…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid Oo Maanta Qaddo Sharaf U Sameeyay 45 Oday Dhqameed Oo Reer Muqdisho Ah Oo Ku Sugan Hargaysa

                                09,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa maanta Qeddo Sharaf u Sameeyo ilaa 45 Oday Dhaqameed ah oo Ka sicdo Somaliya,Maalmahana ku Sugan Somaliland,gaar ahaana Magaaladda Hargaysa.Xafaladda oo Ujeedadedu ahayd is barsho iyo Soo dhayn,maadaama ay dalka iyo dadkaba Odayaashu marti u Yihiin. Saraakiisha Xisbiga,ayaa waxay u cadeeyeen in aanay Somaliland Joogin Goobtii ay ka soo…

                                Read More

                                  Yuusuf Garaad Oo Si Xoogan Ugu Horyimid Habka Ay U Shaqayso Dawlada Somaliya

                                  09,May,2014(SDN/QJ)-  Madaxii Hore ee Laanta  Afka-Somaaliga-ga ee BBC-da,Yuusuf Garaad Cumar si aad ah uga Hor yimid Dawladda uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,isaga oo sheegay in habdhanka Xukuumaddu aanau ahayn mid la Aqbali karo.waxaa uu intaas raaciyay in sii socoshada Hab-dhaqanka Dawladda uu Hogaamiyaha ka yahay Xasan Sheekh,aanay dani  ugu jirin Dalka iyo Dadka Somaliyeed….

                                  Read More

                                    Dhismaha Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Dhaqaajiyay,Iyada Oo Goob-Joog Ka Ahaa Wasiir Xirsi

                                    09,May,2014(SDN/QJ)-  waxa maanta si rasmi ah loo bilaabay Wadadii Ceerigaabo ee Iku Xidhaysay Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Waxaana laga Bilaabay Isla Meeshii uu Mdaxweynha Jamuuriyadda Somaliland,oo ah DeegaankaIn-afmodoobe. Waxaana sidaas lagu Sheegay Warsaaxadeed laga soo Saaray Madaxtooyadda Somaliland.waxaana u dhignaa sida tan: “Dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa saaka si rasmi ah uga bilowday barta ay wadada…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Gaas Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Garowe,Kana Hadalay Safaradii Uu Diba Ugu Baxay

                                      09,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee  Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayey oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Itoobiya  iyo Yaman ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdi-xakiin Cabdillaahi…

                                      Read More