Wefti ka Socda Dalka Germal-ka oo M.weynuhu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay

    07,May,2014(SDN/QJ)- Waxa maanta Madaxweynaha JSL,uu Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi Heer sare ah oo uu Hogaaminayay Safirka Dawladda Jarmalka u Fadhiya Magaaladda Nairbi ee Dalka Kenya. Waxaana Kulankaas laysku weydaarsaday Xidhiidhka labada Dal iyo Sidii loo sii Horumarin lahaa. Warsaxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Qasriga Madaxtooyadda ayaa waxa uu  u dhignaa sida tan: “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

    Read More

      Dawladda Maraykan Oo Sheegtay Inay Dalka Nigeria u Dirayso Ciidamo Iyo Khubaro Kale Si Ay Gacan Uga Geystaan Soo Daynta Habalaha La Af-duubtay

      07,May,2014(SDN/QJ)- Waxa wali meel ay Jaan iyo Cidhib dhigeen la la’yahay Hablo 100 kor u dhaafaya oo laga Aftuubtay Iskuul ku yaala Dalka Nigeria.Madaxweynaha Dalka Nigeria Goodluck,ayaa waxa uu u soo jeediyay Waalidiinta Hablaha dhashay Inay Dawaladda gacan ku siiyaan Hawlaha Badbaadinta Hablaha Ciyaalo Iskuulka,kuwaaso dhawr Todobaad la raacdaynayo. Dhinaca kalena Waalidiidiinta ayaa Xukuumadda Ku…

      Read More

        “Siilaanyo Markii Uu Mucaaridka Ahaa Wuxuu Ka Hadli Jiray Musuq-Maasuqa Iyo Hantida Umadda Ee La Cunayo…Maantana.…”Xasan Guure

        07,May,2014(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Xukuumadda ku tilmaamay inay hantidii dalka si sharci daro ah ugu takri-fashay, si aan sharci ahayna u isticmaashay, isaga oo tusaale u soo qaatay Shirweynihii Xisbiga Kulmiye, oo uu sheegay inay Hantida Umadda ka dhexeeysa ay ku isticmaashay, waxaanu xusay Musuqmaasuqa uu Xukuumadda ku dhaliilay ay keeni…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Hanjabaad Kulul Hawadda U Mariyay Dhigiisa Somalia

          07,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa Khudbadiisii Sannadlaha ahayd ee uu Maanta Ka Jeedinayay labada Gole Barlamaan (Wakiiladda Iyo Guurtida),waxa uu  Hanjabaad Warbaahinta u mariyey Madaxweynaha Somaliya ,isaga oo ku tilmaamay inuu yahay Nin Siyaasaddu u Cusub tahay,Kuna Tilmaamay Inan yar oo siyaasada Barbarad ku ah. “Ninka Madaxweynaha ka ah Somaliya waa Inan yar oo…

          Read More

            Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahayd ee Madaxweyne Siilaanyo labada Gole u Jeediyay Akhri

            Hargaysa 07.May 2014 (SDN/QJ)-Shirgudoonka Baarlamaanka, Mudanayaasha Labada Gole, Wasiirada, Xisbiyada Qaranka, Marti sharafta, dadweynaha iyo saxaafadda, waxan idinku salaamaya salaanta islaamka:   “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”.   Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba, meelkasta oo ay joogaan.   Mudanayaal iyo Marwooyin,   Waxa sharaf iyo maamuus…

            Read More

              Boko Xaraam oo hablo kale ka kexeystay Dugsi ay wax ku baranayeen iyo reer Galbeedka oo baraarugay

              Abuja May 07,2014(SDN/QJ)-Kooxda xag jirka ah ee ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko xaraam oo dhawaan boqolaal hablood oo ku jiray dugsi loo hoydo oo dalka Nigeria kuyaal ayaa mar labaad kaxeystay dhawr iyo tobaneeyo hablood. Hogaamiyaha kooxda Boko Xaraam Abuubakar oo soo saaray muqaal uu uga hadlayo waxa ay ka yeelayaan gabdhaha wax baranayay ee ay…

              Read More

                Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ku adkeystay in ciidamadoodu sii joogayaan Soomaaliya iyo shicibka dalkaas oo doonaya in ciidamada la soo celiyo

                Nairobi May 07,  2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ku gacan seyray dalabaad ka kala imanayay axsaabta mucaaridka dalkaas oo doonaya in ciidamada Kenya laga soo saaro dalka Soomaaliya. Shacabka dalka Kenya ayaa u muuqda in ay mucaaridka la qabaan in ciidamada laga soo saaro si amniga dalkooda loo sugo. Sida ka muuqata baraha…

                Read More

                Horyaalka Ingiriiska oo Cirka La Isku Feenanayo Iyo Rajadii Liverpool oo Gabalkeedii Sii Dhacayo.(By Jaahuur)

                London-07-April-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo kooxuna ka huleeleen qaarna raqdiisii isku haystaan. Haddaba horyaalka Ingiriiskaa oo naadiyaal badani ku loolamaan ayaa haddana waxaa u soo irsiq taga ciyaartooy farabadan oo ka soo haajira aduunka dacaladiisa caana ku ah kubadda cagta. Mucjisooyinka aynu horyaalkan ku aragney waxaa ka…

                Read More

                  Rugta Ganacsiga Soomaalida Minneapolis Karmel oo duntay iyo mulkiilaha leh iyo magalada oo madaxa iskula jira

                  Minneapolis May 07,2014(SDN/QJ)-Rugta ganacsiga Soomaalida Minneapolis ee Karmel oo dhime ka socday uu dumay iyo magaalada Minneapolis oo qaatiyaan kala taagan. Xarunta Ganacsiga Karmel oo ay ka furin yihiin ilaa 150 meheradood oo Soomaali leedahay ayaa qeyb ka mida oo dhisme ka socday ay duntay. Mulkiilaha xarunta Karmel Basim Sabri ayaa ay magaalada Minneapolis sheegtay…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Labada Gole La Hor tegi Doona Khudbad-sanadeedkii Dastuuriga ahayd iyo Waxyaabaha La Filayo Inuu Kaga Hadlo

                    Hargeysa:May,07,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa sida qorshuhu yahay maanta oo Arbaca ah la filayaa inuu khudbad-sanadeedkii Dastuuriga ahayd ka hor jeediyo Labada Gole ee Guurtida iyo Baarlamaanka. Labada Aqal  ee wakiillada iyo Guurtida ayaa maalintii shalay Maamulkoodu ku wargeliyey inay  u diyaargaroobaan sidii ay ugu diyaargaroobi lahaayeen khudbadda madaxweynaha oo loo Asteeyey…

                    Read More

                      Ciidamada AMISOM Oo Laba Laxaad Ku Kufsaday Deegaan Ka Mid ah Somalia iyo Goob-jooge Ka Warramay

                      Warsheekh:May,07,2014 (SDN/QJ)-Dhacdadii ugu Yaabka iyo murugada badnayd ee ay ku kacaan Ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugan ayaa ka dhacday Deegaanka  Warsheekh ee gobolka Shabeellaha hoose. Dhacdadan ayaa ah inay Ciidankaasi Kufsadeen Ido ka mid ahaa Xoolaha deegaankaas ku sugan, sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii iska lahaa oo xilligaas goob-joog ahaa. Dhacdadan foosha xun…

                      Read More

                        Siyaasiyiinta Ugu Miisaanka Culus Beesha Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hoggaaminaya Dalabka Is-casilaadda Lagaga Doonayo Madaxweynaha

                        Muqdisho:May,7, 2014(SDN/QJ)-Hormoodka Beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha Somaliland Xasan Sheekh Maxamuud ee Hawiye ayaa hoggaaminaysa Is-casilaadda ay Xubno baarlamaanka ka mid ahi ka doonayaan madaxweynaha. Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabadda iyo Dumuqaraadiga Soomaaliya Cabdulahi Sheekh Xasan oo shir Muqdisho ku qabtay ayaa waxa uu taageeray Go’aankii  ay soo jeediyeen tiro ka mid ah Xildhibaanada Baarlaamnka Soomaaliya…

                        Read More

                          Cabdilaahi Abokor Oo Si Cad u Shaaciyey Xaqiiqada Madaxtooyada Ka Jirta, Si Dadbanna u sheegay In Cid Aan Madaxweynaha Ahayni ay Xilka Ka Qaadday

                          Hargeysa:May,07,2014(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeekii hore ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Abokor, ayaa  Bulshada daaha uga qaaday Jiritaanka Hadallo inta badan xan  ah balse xaqiiqdoodu ka jirto Madaxtooyada DHexdeede. Cabdilaahi Abokor ooh ore uga mid ahaan jirey Masuuliyiinta ugu awodda badan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, ayaa xil-ka-qaadistiisii ku sifeeyey mid ay ka dambaysay Marwada koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamina…

                          Read More

                            Agaasimihii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Oo Geeriyooday

                            Hargeysa:May,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Cisbitaalka Guudd ee Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Allah ha u naxariistee Agaasimihii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland xilligii xukuumaddii Rayaale  Anwar Maxamed Cige. Marxuumka ayaa sida la sheegay xanuun kedis ah loo dhigay cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, halkaas oo uu saacado ka dib ugu geeriyooday sida ay sheegeen Ehelladdiisu. Allah ha…

                            Read More

                              Daawo Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Xilkii u kala Wareejiyay Agaasimaha Guud ee loo soo magacaabay Warfaafinta iyo Mas’uulkuu bedelay iyo Khudbad uu ka Jeediyay

                              Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Xilalkii si rasmi ah ugu kala wareejiyay Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Warfaafinta iyo Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaarada Warfaafinta. Waxaa Kulankan Xil Wareejinta ah ka Qayb galay Madax ka Tirsan Xukuumada, Hogaamiye dhaqameedyo,Suxufiyiin iyo Marti Sharaf kale…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “waa wax aad looga xanuunsado in hooyada Soomaaliye​ed aysan helin daryeel caafimaad xiliga dhalmada”

                                Muqdisho, 06, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta ka qayb galay xafalad lagu daah furayey Barnaamijka Caafimaadka Asaasiga ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Caafimaadka. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda, dhakhaatiir, khubaro dhanka caafimaadka ah, Danjiraha boqortooyad Ingiriiiska u fadhiya Soomaaliya, Isku…

                                Read More

                                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                                  Read More

                                    DAAWO:Siyaasi Abdillahi Kader Waberi oo ka waramaya sida xisbiga MRD ee Jabuuti ummadii u kala qeybiyay

                                    Brussels May 06,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Jabuuti ee Abdillahi Kader Waberi oo ku nool magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa noqday siyasigii u horeeyay ee ku dhiirada in uu bulshada u soo bandhigo sida ay masuuliyiinta qurbejooga ee xisbiga Jabuuti laga mumnuucay ee MRD ummadda u kala qeybinyaan. Masuulkani waxa uu si faahfaahsan u sheegayaa cago jugleynta…

                                    Read More

                                      Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Sababta uu Xilkiisii ku Waayay iyo Khilaaf Weli taagan {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Xaflado ay Xilalka kula Kala Wareegayeen Mas’uuliyiintii uu Madaxweyne Siilaanyo horaantii Todobaadkan Magacaabay ayaa Maanta Xilalkii loo Igmaday Si rasmi ah ula Wareegay. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Mudane Cismaan Garaad Soofe ayaa Xilalkii isna u kala wareejiyay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiir…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi : Saaxiibo Mid Kastaaba Kan Kale Ka Sugayo Abaal Uu U Galay In Uu Guddo Iyo Loolanka Adag Ee U Bilowday.

                                        Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, wuxuu toddobaadkan ku dhawaaqay inuu yahay murashax xisbiga KULMIYE gudihiisa uga tartami doona inuu noqdo murashaxa madaxweyne ee xisbiga u meteli doona doorashada madaxtooyada ee kal dambe qorshaysan inay qabsoonto. Hadalka Muuse Biixi, wuxuu yimid maalmo uun ka dib markii uu dhammaaday shirweynihii xisbiga…

                                        Read More