Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Artidiisa Odayaash Reer Muqdisho Ee Hargaysa Ku Sugan
08,May,2014(SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Md.Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa Ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Odayaasha reer Muqdisho,ee la sheegayo inay ku sugan yihiin Magaaladda Hargaysa ee ay Xukuumadda Somalialand ay ka Qarisay Saxaafadda inay uga war bixiyaan Ujeeda Socdaalkooda.waxaana uu sheegay in hadii ay Xukuumadda Somaliland ay Fidisay Marti-qaadka Odayaasha aanay ahayn wax Reer Somaliland ay…
