Xogo Ku Saabsan Kulamadii Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta Ku Yeeshay Xarunta Xalane iyo Ciddii uu La Kulmay
Muqdisho:May,09,2014 (SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya Xogaha iftiiminaya Ujeeddada uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta u tegay Xarunta Xalane ee Magaalada oo looga arrimiyo Hawlgalka AMISOM. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu halkaas kula kulmay saraakiil ka socda beesha caalamka gaar ahaan kuwa deeq biyaasha oo uu si weyn u danaynayey la kulankooda. Madaxweynaha waxaa kaloo uu…
