Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wakiilka Somaliland Ee Turkiga

    06,May,2014(SDN/QJ)-  Madaxweynaha JSL Md.Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),ayaa Magacaabay Wakiilka Somaliland u Fadhi Doona Dalka Turkiga. War-saxaafadeed Goor-dhawayd laga soo saaray Qasriga Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in laga Bilaabo Maanta Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inuu Noqdo Wakiilka Somalinad ee Turky-ga Md. Cali Axmed Cismaan (Tuuhe). Warsaxaafadeedkii oo dhamystirana waxa uu u dhignaa sida tan: “War-saxaafadeed-Date: – 06/…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad Sannadeedkiisii Distooriga ahaa ee Mudada badan dib u dhacday Beri u jeedin doona labada gole

      Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maalinta bari ah Khudbad sanadeeda Dastuuriga ah ka hor jeedin doona laba gole Baarlamaan ee Somaliland, taasi oo uu kaga hadli doono Xaaladaha dalka iyo Hawlaha Xukumaddiisa. “ Madaxweynaha ayaa bari laba aqal ee Wakiilada iyo Guurtida ka hor jeedin doona Khudbad sanadeedii, waxaana…

      Read More

        Daawo gudoomiyhaa xisbiga mucaaradka ee UCID Eng Feysal Cali Waraabe oo ka soo dagay Heathrow airport

        London 05May14(SDN)Waxaa xaleey garoonka Heathrow ee magaaladan London ka soo dagay wafdi uu hogaaminaayay gudoomiayaha xisbiga Daryelka & Cadalada Eng Feysal Cali Waraabe. Waxa gudoomiyaha garoonka diyuurada Heathrow ku soo dhaweeyay taagerayaasha xisbiga Kulmiye ee UK. Hadabo markii uu yimid waxaa casho sharaf loogu sameeyay maqaayada Savanaha ee ku taalo galbeedka magaalada London. Hoos ka…

        Read More

          Cabdi Fataax Al-Ziizi Oo Wacad Ku Maray Inuu Dalka Masar Ka Sifayn Doono Ikhwaanka,Hadii Madaxweyne Noqdo

          06,May,2014(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee militeriga Masar ee la filayo in uu ku guulaysta doorashada laga qaban doono dalkaas, ayaa sheegay in ururka Ikhwaanul Muslimiinka uusan sii jiri doonin haddii isaga loo doorto madaxweyne. Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa sheegay in dadka reer Masar ay diideen ururka Ikhwaanul Muslimiinka. Waxa warka dad badan oo Masaari ahi ay Guuxeen uu…

          Read More

            Mareykanka oo Xero ciidan siistay Dimuqraadiyad sal dhigata Jabuuti,iyo cadadka lacagta madaxweynaha Jabuuti jeebka loogu shubay

            Washington May 06,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa heshiis kula gashay dawlada Jabuuti kirada xerada Lemonier ee fadhiisinka u ah ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ku sugan. Madaxweynaha Mareykanka oo iska indho tyiraya xaaladaha siyasadeed eek a jira dalka Jabuuti ayaa amaan kula dul dhacay dawlada Jabuuti. Heshiiskan Obama iyo Geelle ayaa ciidamada Mareykanka siinaya ogolaasho ay Jabuuti…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Iyo Kooxda Ku Hareeraysan Oo Ka Naxay Hadalkii Muuse Biixi, Kuna Mashquulsan Qaabkii ay Jawaab u Bixin Lahaayeen

              Hargeysa:May,06,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiye Muuse Biixi ee  uu ku sheegay inuu u taagan yahay Musharaxnimada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa shaki iyo isku dhexyaac badan ka dhex dhaliyey Madaxtooyada Somaliland oo aan ku farxin hadalkan. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helayno Madaxtooyada Somaliland, waxa Hadalkaas aad u dhibsaday Hoggaanka sare ee Dalka…

              Read More

                Cidda Sida Rasmiga ah Uga Dambaysa Mooshinka Xasan Sheekh Oo La Ogaaday

                Muqdisho:May,06,2014(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya cidda ka dambaysa in meesha laga saaro maamulka iyo hoggaanka Dawladda Xasan sheikh Maxamuud oo haatan Baarlamaanku u micciyo lisanayo. Duufaanta meesha lagaga saarayo madaxweyne Xasan Sheeekh ayaa ilaa iyo shalay cirka isku shareertay, waxase Haatan caddaatay cidda Afuufaysa ee dabada ka riixaysa in madaxweyne Xasan laga takhaluso. Qaar ka mid…

                Read More

                  Nuxurka Kulan Lagu Kala Dhantaalayo Mooshinkii Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Xalay Saraakiisha iyo Taageerayaasha Xukuumaddu ku Yeesheen Villa Somalia

                  Muqdisho:May,06,2014(SDN/QJ)-Aqalka looga arrimiyo Somalia ayaa habeenkii xalay galay Mashquul xad-dhaaf ah, waxana Buux-dhaafiyey Saraakiish, culimada iyo taageerayaasha  sarsare ee Kooxda Xasan sheikh is looga hortago Badheedhaha kaga yimi dhinaca Baarlamaanka. Shirarkan oo ilaa iyo Xalay goor dambe ka socday Madaxtooyada ayey saraakiisha iyo waxgaradka Xisbgiga Dam-jadiidku wax iskaga weydiinayeen Weerarka cusub ee Dhinaca Baarlamaanka kaga…

                  Read More

                    Ceerigaabo: Rabshado Sababay In Dib Loo Dhigo Imtixaan Laga Qaadi Lahaa Shaqaalaha Diiwaangelinta Gobolka Sanaag iyo Ciddii imtixaanka Qaadi lahayd oo La Garan La’yahay

                    Ceerigaabo:May,06,2014 (SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay Baaqday  Imtixaankii Laga qaadi lahaa Shaqaalaha Loogu Talo galay Inay Ka Hawlgalaan Diiwaangelinta Shacabka Gobolka Sanaag, kaas oo qorshuhu ahaa in lagu qaado  xarunta Jaamacadda Sanaag. Sababaha Imtixaanka Dib loogu dhigay ayaa lagu sheegay Warar suuqa soo galay oo sheegay in Imtixaanku galay gacanta dad dawladda u shaqeeya, kuwaas oo iyaguna…

                    Read More

                      Ardayda Dugsiyada Sare Ee Burco Oo Dagaal Qabyaaladaysan Isku Qaaday iyo Tiro Arday ah Xabsiga La Dhigay

                       Burco:May,06,2014(SDN/QJ)-Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada Sare ee Magaalada Burco ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii uu iska horimaad qabyaalad ku salaysan dhex maray. Sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaadhayaa waxa ciidanka ammaanku qabteen Arday kor u dhaafaysa ilaa 20-arday, xilli ay dagaal isku qaadeen isla-arday kale oo ay isku dugsiyo yihiin oo…

                      Read More

                        DAAWO:Soomaalida Minneapolis oo masuuliyiin ka tirsan dawlada Mareykanka kala hadlay tacadiyada dawlada Kenya kula kaceyso Soomaalida

                        Minneapolis May 06,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka oo is abaabulay ayaa la kulmay qaar ka mida masuuliyiinta dawlada Mareykanka ee Gobolkaas ka soo jeedsi ay ugala xaajoodaan in dawlada Kenya culeys lagu saaro in ay joojiso bar tilmaansiga Soomaalida Kenya.

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Ayaa Xafiiskiis​a Kulan Kula Qaatay Kaaliyaha Xooghayha Qaramada Midoobay u Qaabilsan Nabaddaynt​a

                          Muqdisho May 05,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Kaaliyaha Xooghayha Qaramada Midoobay u Qaabilsan Nabaddaynta Moqdisho, 05, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan taageerada Nabadda marwo Judy–Cheng Hopkins iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay Danjire Nicholas Kay,…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “Soomaaliy​a waxay ka sii baxaysaa xiligii colaada, waxaana ku baaqayaa in deg deg loo joojiyo dagaalada Beled Xaawo

                            Muqdisho, 05, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo kuwa nasiib daro ah, isla markaan xukuumaddu ay si adag ula xisaabtamayso cidii ka danbaysay dagaalkaas. Ra’iisul Wasaaraha ayaa cambaarayn dusha uga tuuray kooxaha caadaystay in shacabka dhaxdiisa ku dhex dagaalamaan, iyadoo…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                              Read More

                                Madaxda Waddani oo Kulan Gaar ah la Yeeshay Gudoomiye Muuse Biixi,Kuna Hambalyeeyay Cadaynta Hankiisa

                                Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta ugu sarsaraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa la sheegay inay kulan ay la yeesheen ku hambalyeeyeen Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Sida ay cadeeyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay masuuliyiinta ugu sarsaraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa kulan kooban oo ay la yeesheen…

                                Read More