Soomaali Konfur Africa xabsiga loogu dhigay Qaad

    Johannesburg April 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada police-ka ee dalka Konfur Africa ayaa sheegay in ay Soomaali dalkaa Qaad ganacsi ahaan u geysay ay xabsiga dhigeen maalinimadii Shalay. Police-ka ayaa sheegay in labadan ruux lagu qatay mid ka mida wadooyinka Brixton iyaga oo qaadkuna ugu jiro gaariga xagiisa danbe,sida uu sheegay madaxa Police-ka magaaladaasi Wayne Minnaar. Qaadkan Soomaalida lagu…

    Read More

      Siiriya: Madaxweyne Assad-ka kacdoonku ku socdo oo isu sharaxay in 7 sanno oo cusub la doorto bisha June, maxaadse ka ogtahay tirada ku dhimatay qulqulatooyinka ka socda dalkiisa?

      Dimishiq April 28, 2014 (SDN)- Madaxweynaha Siiriya Mr. Bashar al-Assad ayaa Isniinta maanta caddeeyay inuu u taagan yahay murashaxnimadiisa todoba sannadood oo cusub oo uu ugu tartamayo doorashooyinka madaxtinimada dalkaas ee bisha June ee soo socota. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Madaxweyne Assad wuxuu musharaxnimadiisa cusub caddeeyay, iyadoo inka badan 3 sannadood…

      Read More

        Dawladda Soomaaliya oo ugu baaqday Dawladda Kenya inay hubiso ilaalada Soomaalida aan waxba galabsan

        Muqdisho, April 28, 2014–(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur, oo Muqdisho soo gaaray Axaddii 27-kii April kadib markii lagu casumay inuu Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada warbixin ka siiyo xaaladda ay ku sugan yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…

        Read More

          Baahintii Iddaacadeed ee Caawa iyo Radio Hilaac(DHEGEYSO)

          Helsinki April 28,2014(SDN/QJ)-Baahinta Idaacadeed ee Caawa ee Radio Hilaac ood ku maqli doontaan warkii dalka iyo kii dunidaba wararka ugu doorka roonna waxaa ka mida Shirwaynihii Kulmiye oo maanta si rasmi ah u furmay iyo Qudbadii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo iyo Waliba Qudbadii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  waxaa kaloo ku jira Barnaamijkeenii…

          Read More

            Wafi balaadhan oo uu hogaaminyao Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo ay Wehelinyaan Gudiga Dhismaha Wadad-cad oo Maanta Kormeer ku Tagay Dhismaha 20Km ee Wadad cad

            28,Apr.2014(SDN/QJ)-Wafi balaadhan oo uu hogaaminyao Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland oo  ay Xubno ka ahaayeen Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees,Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Jamhuuriyada Somaliland Prof:Xasan Cali iyo Gudiga Dhismaha Wadada cad ee isku Xidha Magaalooyinka Sallaxley iyo Hargaysa,ayaa maanta Kormeer indho-indhayn ah ku Wadada cad oo haatan si  xawli ah ay u socoto hawsheedu….

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

              Read More

                “Waxaan u soo jeedinayaa inay ka waantoobaan inay shirweyneyaasha u agaasimaan hanaankii shir beeleedyadda,” Xoghayaha Waddani

                Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)-Xoghayaha  Guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde ayaa xisbiga tallada haya ee KULMIYE ku eedeeyay inay shir beeleed ka dhigeen shirweynahoodii oo ay hab qabiil ku soo xuleen ergadii maanta ka qeyb galay shirweynaha saddexaad ee xisbul xaakimka. Xoghayaha WADDANI oo maanta goob joog ka ahaa furitaanka shirweynaha…

                Read More

                  “Madashaa lagu Maagayay Shir Beeleed,Maanta Hadii Shir Beeleed dalka ka dhacay Waa kaas Kulmiye ” C.raxmaan C.qaadir {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir Faarax oo hore uga Mid ahaa Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Dhaleeceeyay Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta ka Qabsoomay Huteel Maansoor kaas oo uu ku Macneeyay Shir beeleed . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu u Cuskaday Dhaliishiisa Qaabka loo soo Xulay Ergada oo Beelo ka Yimid,Waxaa…

                  Read More

                    Maxkamada Masar oo Dil ku Xukuntay Tiradii Ugu Badnayd ee Ururka Ikhwaan oo Gaadhaya 700 Qof

                    Qaahira 28.April 2014 (SDN/QJ)-  Dad Gaadhaya 700 Oo Ruux Oo Ah Taageerayaasha Ururka Ikhwaanul Muslimiin Ee Masar Ayay Maxkamad Dil Ku Xukuntay, Waxaana Dadkaas Ka Mid Ah Hoggaamiyaha Ururkaas Maxamad Badiic. Dadka dilka lagu xukumay waxaa ka mid hoggaamiyaha Ikhwaanul Muslimiinka, Maxamad Badiic ,Eedaysanayaasha Ayaa Bishii La Soo Dhaafay Ay Maxkamadi Ku Xukuntay Dil, Waxaana…

                    Read More

                      “Waxaan Idiin Dhigi Doonaa Cashar aanu u Dhignay Kuwii Idinka Horeeyay” Khudbadii Gudoomiye Muuse Biixi iyo Hanjabad uu u diray Maamulka Punt land {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad dheer ka Soo Jeediyay Maanta Furitaanka Shirweynaha 3aad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa ka Waramay Duruufihii Gilgilay Xisbiga Kulmiye Mudadii uu Socday Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Sida Rasmiga ah Maanta u furmay. Gudoomiyuhu Waxa uu amaan la dul istaagay Madaxweyne Axmed…

                      Read More

                        “Shirka Kulmiye Waxaan u aragnaa Mid Beel Keliya loogu talo Galay” Ergooyinkii Gobolada Awdal Iyo Salal {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ergooyin Shirweyna Kulmiye Uga Yimi Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Ku Tilmaamay Mid Beel Kaliya Loo Qabtay Isla Markaana Sheegay In Ciidamada Lagu Balamiyey Si Aanay U Soo Galin Madashii Shirweynuhu Ka Dhacayey.   Xubnahan oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Gefka loo gaystay ay Go’aan rasmi…

                        Read More

                          Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Furitaanka Shirweynaha Kulmiye Iyo Hanjabaad uu u diray Somalia {DHAGAYSO+DAAWO}

                          Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna ka hadlay Shirweynaha Kulmiye, waxaanu jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga sheekeeyay waxyaabaha Xukumaddiisu qabatay, isagoo tilmaamay in Balanqaadkii Kulmiye yahay wax la qabtay iyo wax gacanta lagu hayo. Waxa uu sidoo kale Hogaanka kulmiye u rajeeyay in Guusha Kulmiye hogaanka…

                          Read More

                            Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta Furmay Iyo Sawiradii Madashii Maanta

                            Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)-Shirweynaha 3-aad ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta ka furmay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Shirweynaha Kulmiye oo mudo kolba dib u dhacayay ayaa si habsami ah u furmay, waxaanu soconayaa laba maalmood oo ah 28-29ka Bisha. Shirka waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Hogaanka…

                            Read More

                              Xasan Gaafaadhi Oo Ballantii Xalay ay Madaxweyne Siilaanyo ku Kala Seexdeen Kaga Dhawaaqay Shirweynaha Hortiisa

                              Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Musharaxii hore u sheegay inuu u taagan yahay jagada Maxamed Kaahin Xasan Cali Maxamuud Gaafaadhi, ayaa Haatan Ergooyinka  hortooda kaga Dhawaaqay  Go’aankii ay xalay Madaxweyne Siilaanyo ku kala Yimaaddeen oo ahaa inuu ka Tanaasulay rabitaankiisii. Xasan Gaafaadhi ayaa haatan ergooyinka ka hor akhriyey hadal kooban oo uu ku shaacinayo inuu gebi ahaanba ka noqday Go’aankaas…

                              Read More

                                Shirkii Kulmiye Oo Furmay, Saylici iyo Ergooyinkii Beeshiisa Oo Diiday Inay Galaan Madasha Shirka iyo Xirsi iyo Samaale Oo Ladqabo Loogu Diray

                                Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)- Shirweynihii Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye  ayaa  haatan ka furmay Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa, waxana Goobta ka Maqan Maddaxweyne-ku-xigeenkii somaliland iyo waliba Ergooyinkii Beesha Samaroon oo dhan. Mudane Saylici ayaa in badan shirka lala sugay, haatanse markii uu iman waayey isaga iyo ergooyika beeshiisa ayaa si rasmi ah loo furay shirka. Wararka aanu ilaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxda Kulmiye Oo Madasha Soo Galay iyo Baashe Moorgan Oo Dhex Fadhiistay Golaha Wasiirrada

                                  Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)- Shirweynihii Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye  ayaa diyaar u ah in la furo, waxana Goobta Haatan soo galay Madaxweyne Siilaanyo oo ay hareero socdaan Golihiisa wasiirrada iyo Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxa haatan Goobta ay wasiirradu fadhiyaan isaguna dhex fadhiya Wiilka uu madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee Baashe Cumar (Morgan). Baashe…

                                  Read More

                                    Wararkii u Dambeeyey Ee Shirweynaha Kulmiye, Jawiga Oo Wali Deggen, Waddooyinka Hutel Mansoor Ku Dhaw Oo Wada Xidhan iyo Dhibaato Soo Food-saartay Gaadiidka Dadweynaha

                                    Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Jawiga Guud ee Goobta uu ka Furmayo Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Saacaddan ah mid aad u deggen, waxana ay Ergooyinku wali ku qulqulayaan Xarunta Shirka oo ah Hutel Mansor. Sida uu sheegayo Wariyaha Qurbejoog.com eek u sugan Goobta Shirku, waxa La Xidhay Waddada Tagta Hutelka, iyadoo aanay Baabuurta Shacabku dhaafaynin Hutel Safari oo…

                                    Read More

                                      Qurbejooga reer Jabuuti oo abaabulaya isu soobax looga soo horjeedo Safarka Madaxweyne Geelle ee Mareykanka

                                      Washington April 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyadaha reer Jabuuti ee Woqooyiga America iyo Yurub iyo Dallada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa wada jir u abaabulaya isu soo baxyo looga soo horjeedo Booqasho uu madaxweynaha Jabuuti ku imanayo wadanka Mareykanka. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Labada Masuul ayaa lagu…

                                      Read More

                                        Garnaqsi Xalay Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Gaafaadhi iyo Ballan-qaadyo ay Xil wasiirnimo Ugu Horrayso Oo Xasan Ku Ilaaway Hankiisii Hore

                                        Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Ururkii Dhacay ee Rays Xasan Gaafaadhi ayaa ugu dambayntii lagu qanciyey inuu ka tanaasulo hankiisa ah inuu Hurgureeyo Kursiga Ku-xigeenka Koowaad oo uu haatan ku fadhiyo Maxamed Kaahin Axmed. Haddaba Mudane Xasan Gaafaadhi oo  hore munaasibado ugu sheegay inuu u taagan yahay Kursiga Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga, ayaa la saaray Culays badan  sidii uu…

                                        Read More