Giggs oo Dhoola Cadeeyey Rooney Iyo Mata oo Ku Durduriyey Markii Man United 4-0 Ku Suldaartey Norwich.By Jaahuur.
London-27-April-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu eegeynaa tababaraha cusub Man United una soo kifaaxay Ryan Giggs ayaa dhoola caddeeyey galabta markii kooxdiisu badisey una ahayd tii ugu horeysey. Giggs oo shaqada kala wareegey Moyes oo toban bilood oo kaliya hayey ayaa sii wadi doona inta ka hadhsan horyaalka si ku meel gaadha ah. Haddaba ciyaartii dhexmartay Man…
