Xatooyada Shaqaalihii Loo Qaadanayey Diiwaangelinta Dadweynaha Oo Bilaabantay iyo Warwarka Ardaydii Xaqa u Lahayd Oo Cirka isku Shareeray
Hargeysa:April,28,2014(SDN/QJ)-Kadiba markii ay Guddida Farsamo ee Madaxweynuhu u magacaabay Dhamaystirka Hawsha Diiwaangelinta Dadweynuhu ku dhawaaqeen in la qaadan doono Tiro shaqaale ah oo ku dhaw 600, oo qof, ayey Masuuliyiinta Dawladdu Bilaabeen inay tartan u galaan sidii ay shaqaalahaas cid gaar ah uga dhigan lahaayeen. Inkastoo ay Guddida Hawshan Gacanta ku haysaa shaaciyeen in Ardayda…
