Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Saaka Fasax ah iyo Salaad Roob Doon ah Oo Dalka Laga Oogayo
Hargeysa:April,26,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa Maanta Shaqooyinka ka nasanayo kadib amar ka yimi wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha Bulshada xilli la filayo in Salaad Roob Doon ah dalka laga Oogo. Salaadda Roob Doonta ayaa lagu waddaa in laga Oogo Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland, waxana amarkaasi ka yimi dhinaca Wasaaradda Diinta iyo Awqaafkta Somaliland. Masuuliyiinta Xukuumadda…
