Madaxweynaha Puntland Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday
Garacad:23-April-2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka Badbaaday isku day Di loo uu la Beegsaday mid ka mid ah Ilaaladiisa gaarka ahi. Sida ay Daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Somalidu, waxa rasaas Madaxweynaha oodda Kaga Qaaday Mid ka mid ragga ilaalada u ah, isagoo halkaas ku dilay Askari kale, waxana uu dhaawac u geystay laba qof…
