Ethiopia Oo Muddo Toban Cisho Gudahood ah Addis Ababa Ugu Yeedhay Masuulkii Saddexaad ee Somaliland ah Si Wax Looga Weydiiyo Dhacdadii Gabiley

    Hargeysa:22-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Noqday Masuulkii Saddexaad ee Muddo Toban Cisho Gudahood ah looga Yeedho Addis Ababa si wax looga Weydiiyo Dhacdadii dhawaan Gabiley kaga kaga Dhacday Saraakiisha Ehtiopian-ka. Dhacdadaas oo ay Ethiopia ku sheeganayso in lagaga Shubtay Macluumaad muhiim ahaa, ayaa hore loogu yeedhay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si arrintan wax…

    Read More

      Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya Oo Soo Rogtay Amar Jaahwareer Badan Dhaliyey Oo Ay Fulintiisu Adag Tahay

      Nairobi:22-April-2014(SDN/QJ)-Amar cusub oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa waajibiyay in xog laga ururiyo dadka guryaha kireeysta, kaas oo mulkiileyaasha halis u galinaya inay si muddo gaaban ah ku waayaan guryahooda iyo dakhliga ka soo gala kirada. Amarkan ayaa sidoo kale waxa ka dhalan karaya  in macluumaad muhiim ah oo dadku leeyihiin…

      Read More

        DAAWO:Waraysi doorka dhalinyarada ee Qurbaha oo HCTV la yeeshay Suxufi Abdi Xarago

        Hargeysa April 22,2014(SDN)-Waa barnaamijka dhalinyarada ee ka baxa TV-ga HornCable ayaa todobaadkan waxa marti ku ah suxufiga Cabdi Baaruud Yuusux oo xarado lagu naaneyso waxaana looga hadlayaa Dhalinyarada iyo Qurbaha. Cabdi Xarago ayaa si mug leh uga waramaya waayaha Qurbaha,fursadaha iyo caqabadaha ay dhalinyaradu kala kulanto Qurbaha. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

        Read More

          Wariye Ka Tirsanaa Idaacadda Dalsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Muqdisho

          Muqdisho:22-April-2014(SDN/QJ)-Mid ka mid ah Wariyayaashii ka hawlgeli jirey Idacaadda Maxalliga ah ee Dalsan Magaagalada Muqdisho, ayaa Kooxo Hubaysani Makhribkii xalay ku dileen Magaalada Muqdisho. Wariyaha la Dilay ayaa lagu Magacaabi jirey Maxamed Xasan Camaar, waxana lagu dilay Suuqa weyn ee Bakaaraha xilli uu Halkaas marayey. Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen rag ku hubeysan…

          Read More

            “Kooxdaasi Kamay Mid Ahayn Ciidanka Qaranka Somaliland-e Waxay AHaayeen Fallaago Habeen Meel u Hoyata….”Badhasaabka Gobolka Badhan

            Badhan:22-April-2014(SDN/QJ)-Madaxda Sare ee Gobolka Badhan, gaar ahaan Badhasaabka Gobolka Badhan Cadixakiin Maxamed Wahaabi, ayaa ka Hadlay Ciidamo ka  tirsnanaa kuwa Gobolkaas Somaliladn u joogay uu isu dhiibay Maamulka Puntland. Guddoomiye Wahaabi oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa ciidankaas ku sheegay kaliya wax aan ka badnayn Soddon Askari oo watay Laba gaadhi oo…

            Read More

              Tiro ka Tirsan Ciidanka Somaliland ee Aagga Bariga Sanaag Oo Isu Dhiibay Maamulka Puntland

              Garowe:22-April-2014(SDN/QJ)-Caasimadda Puntland ee Garowe waxa Galabnimadii shalay lagu soo Dhaweeyey Ciidamo ka Tirsanaa kuwa Somaliland oo Fadhiisimo ku lahaa Deegaanada Carmaale iuyo Laasqoray ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo isku dhiiba Maamulka Puntlnad. Gaashaanle sare Maxamed Saalax Tus-baxle oo ahaa taliyaha ciidamada Soomaaliland ee bariga Sanaag ayaa horkacayey ciidamada oo ku dhow ilaa 200 oo askari,…

              Read More

                DAAWO:Siyaasi Axmed Dheere”Xubnaha beelaha ee Xisbiga Kulmiye waxa ka mid ah shaqaale Dawladeed waana sharci daro”

                Berbera April 22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Berbera ee Axmed Dheere  oo ka mida gollaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa ka waramay faro-gelin ay xukuumada  Somaliland ku heyso xulitaanka ergada xisbiga Kulmiye ee khilaafkiisu daba dheeraaday. Siyaasi Axmed Dheere oo szxaafada kula hadlay Berbera ayaa sheegay in xukuumadu shaqaale dawladeed ku dartay ergadaXisbiga taas oo sharciga baalmarsan,HOOS KA…

                Read More

                  Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino)

                  Mogadishu, 21 April 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax lala beegsaday isaga iyo gaarigiisa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun,…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”

                    Moqdisho, 21, April, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka  ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo qabanayey Shaqaalaha Wasaaradda, Siminaarka ayaa waxaa ka soo qayb galay kaabayaasha Garsoorka, sida Ciidanka Asluubta, Garyaqaanada, Nootaayooninka, iyo Garsoorayaal. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caddaaladda iyo…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin21a.mp3″]…

                      Read More

                        Xeer Ilaalinta Somaliland oo Ugu Baaqday Madaxda Wargayska Haatuf inay ka Soo Baxaan Xabsi Guriga Cadaaladana Qaabilaan {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay. Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Maamulka Wargayska Haatuf U Banaan Tahay In Ay Iska Difaacaan Dawcada Maxkamada U Taal, Isla Markaana Marar…

                        Read More

                          Xisbiga Ucid oo Wax aan la Aqbali karin ku Tilmaamay Dhacdadii Jeelka Hargaysa Dawladana ka dalbaday inay War cad ka bixiso

                          Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay war cad ka siiso bulshada reer Somaliland dhacdadii jeelka weyn ee Hargeysa  ee ay maxaabiistu ku baxsatay isla markaana hal askari ku dhintay laba kalena ku dhaawacmeen. Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid oo maanta ka hadashay dhacdada jeelka weyn…

                          Read More

                            Madashii Daahfurka Xarunta Mu’asasada Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax kale ayaa maanta ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire taas oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa. Kulanka lagu Daahfurayay Xaruntan ayaa Waxa ka hadlay Madax ka…

                            Read More

                              Ra’isal Wasaaraha Dawlada Somalia oo Canbaareeyay Dilka Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali Riino

                              Muqdisho 21.April 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo gaystay xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo ka mid ahaa xubnaha baarlamaanka Soomaaliya. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa Alle uga baryay marxuumka in uu jannadiisa ka waraabiyo, isagoo caafimaad deg deg ah u rajeeyay xildhibaan kale oo ku…

                              Read More

                                Daahfur loo sameeyay Xarunta Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame SAWIRO

                                Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,munaasibadda xafladdaasi oo si quruxnadan loo soo abaabulay waxaa ka soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Somailand Cabdiraxmaan Saylici,wasiirada,arrimaha gudaha,diinta iyo awqaafta,kaluumaysiga,Suldaanka dhaxla jagadii Aabihii Suldaan Maxamed iyo raxan ka tirsan…

                                Read More

                                  Saraakiil ka Socda Shirkada ENOC Ee Imaaraadka Oo Somaliland U Yimid Hawlo Maalgashi Iyo Wasiirka Duulista Oo Soo Dhaweeyey

                                  Hargeysa,21,2014 (SDN/QJ)-Wafti heer sare ah oo ka socda shirkada ENOC ee Imaaraadka laga leeyahay ayaa maanta ka soo degay Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimada Hargeysa. Waftigani oo ka kooban laba xunood oo Somaliland u yimid hawlo maalgashi ganacsi ayaa waxa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyey Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud…

                                  Read More

                                    “Maalmahan Waxaan Hargaysa ka Maqlayay Qolyo lahaa Siyaaruu Wadaadku noogu imanayaa Markaas….” Daawo Cali Khaliif Galaydh

                                    Taleex 21.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo maalintii Shalay ka Degay Degmada Taleex ayaa Shacabka Deegaankaasi ku Hambalyeeyay Sida uu Yidhi Sidii Geesinimada lahayd ee ay uga Hortageen Duulaankii ay ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka ee Somaliland. Cali Khaliif Galaydh Waxa uu sheegay inaanu Jirin Wax wada hadal ah oo u socday Somaliland…

                                    Read More

                                      Muqdisho:Xildhbaan Qarax lagu Dilay iyo Mid kale oo lagu dhaawacay

                                      21,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Magaaldda Muqdisho ee Caasimadda Somalia,ayaa sheegaya in halkaas maanta Qarax Bam lagula eegtay mid ka mid ah Xildhibaandda Dawladda Federaaliga ah ee Somalia.halka mdi kalena lagu dhaawacay halkaasi Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Isaaq Maxamed Cali (Riino) ayaa la sheegay in uu dhaawac culus kasoo gaaray qaraxa oo gaarigiisa loogu xiray…

                                      Read More