Siyaasiga Cismaan Hindi oo Soo Dhaweeyay Murashaxnimada Xasan Gaafaadhi ee G/ku-Xigeenka 1-aad Kulmiye

    21,Apr.2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madaxa banana,ayaa sheegay inuu Xasan Gaafaadhi uu xaq u leeyahayb inuu isu sharaxo Jaggadda Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Taladda Dalka Haye ee Kulmiye.sidaana waxa uu ku sheegay mar qaar ka tirsan Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland ugu waramayay Magaaladda Hargaysa. Waxa uu tilmaamay…

    Read More

      Dawladaha Denmark iyo Norway oo ka dhaga adeygay mumnuucida Gudniinka Fircooniga ah

      Oslo April 21,2014(SDN)-Dawladaha Denmark iyo Norway ayaa iska indho tiraya dalabaadka in ay manuucaan gudniinka inamada ee aan aheyn ka caafimaad. Dawlaahana ayaa haatan weliba qaaday tilaabooyin hor leh oo ay dhaqankaasi ku sharciyeynayaan. Wasaarada Caafimaadka ee Norway ayaa soo bandhigtay sharci ay ku xadideyso isla markaana ay khidmad ku lareyso gudniinka dhaqanka ah halkii…

      Read More

        Madaxweynaha dalka Yemen oo qaabilay wefdi reer Jabuuti ah oo Wasiirka Warfaafintu hogaaminayay

        Sanca April 21,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Yemen Cabdu Rabu Mansoor Xadi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socday dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo booqasho dalkaa ku jooga. Wefdiga reer Jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka Warfaafinta Md Cali Xasan Bahdoon iyo Madaxweyne Xadi ayaa ka wada hadlay cilaqaadka qotada dheer ee labada dal sidii hore loogu sii marin lahaa….

        Read More

          Amisom Oo Xalay Qaraxyo Lagula Eegtay Dhoobley iyo Dagaal Halkaasi Ka Dhacay

          Dhoobley:21-April-2014(SDN/QJ)-Wararka Saaka ka imanaya Deegaanka Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas xalay uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilaawday ka dib markii ciidamada Amisom gaadhi ay wateen lagu qarxiyay duleedka Dhuubley halkaasna uu ka bilaawday dagaal laysku adeegsaday hubka…

          Read More

            Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Qalalaasaha Syria Iyo Somalia Ka Taagani Caqabad ku Yihiin Gargaarkii ay Bixin lahaayeen

            London:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Guddida Gargaarka ee Dawaladda Britain William Shawcross, ayaa amnidarrda ka jirta Syria iyo Somalia ku sheegay caqabad hortaagan gargaarkii ay bixin jireen. Guddoomiyaha ayaa Hadalkanu ku sheegay waraysi uu siiyey Wargeyska The Sunday Times, isagoo ka hadlay amniga dalka Syria iyo saameynta gargaarkooda.   Wuxuu sheegay in dalka Syria kooxa ka dagaalama mararka qaar…

            Read More

              Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arrimaha Murugsan Ee Jubbooyinka

              Helesinki:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafaadka ka taagan Degaanka Kismayo iyo dhinacyada isku Haya halkaasi. Guddoomiye Faysal oo u warramayey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in jidka loo maray Dib u heshiisiina Jubbooyinku ay yihiin kuwa aan sax ahayn oo meel qaldan la marayo. “22-kaa…

              Read More

                “Ilayn waa Xukuummad leh hab dhaqankii tii Siyaad Barre oo lafteedu Faqash kale ahe waxay jecel yihiin madal……” Cali gurey

                Hargeysa:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiye Ku -Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID,Cali  Maxamed  Yuusuf (Cali Guray),ayaa Dareen shaki leh ka muujiyey hannaankii si wada jir ah loogu xusi lahaa maalinta Madax-bannaanida Somaliland ee 18-ka May. Cali Gurey, Waxaa kale oo uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay inay la mid tahay tii Kali taliye Siyaad Barre oo muddo 21 sannadood ah…

                Read More

                  Shan Wariye Oo Somaliland Ku Xidhay Laascaanood iyo Sababta Xadhigooda Keentay

                  Lascanod:21-April-2014(SDN/QJ)-Wariyayaal ku sugan Magaalada Lascanod oo La Hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in halkaa lagu xidhay shan wariye Maalintii shalay. Shanta wariye ee la xidhay ayaa la sheegay in qaarkood wakiillo u ahaayeen warbaahinta ka Hawlgasha Somalia oo waliba Muuqaal ah, halka labada kalena ay ahaayeen wariyayaal madax bannaan oo mihnaddaas ku…

                  Read More

                    Barnaamij xiiso badan oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk dawasho wacan

                    London21April14 (SDN)Baraamij xiiso badan  oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk  wariye Duraan iyo Socoto , Amina muuse wahileye iyo  Deeqa Qulumbe barimjkanWadaniga ee ay daadihiso  wariye  Shukri oo ka hawlgasha somalichenel oo dhawaan soo gadhay wadankan uk ay fikradeeda ledahay oo wariyaashi iyaga si toosa…

                    Read More

                      “Xisbiga Kulmiye Waa Xisbi Dimuqraadi Ah ,Xasan Gaafaadhina Xaq Ayaa Uu U Leeyahay Inuu Isku Soo Sharaxo” Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

                      Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Ka Hadlay Xiliga Uu Qabsoomi Doono Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Waxa Kale Oo Abuukar Xaamud Jibriil Uu Ka Hadlay Musharaxnimada Guddoomiye Ku Xiggeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Uu Isku Soo Sharaxay Xasan Gaafaadhi Oo Ahaa Guddoomiyihii Ururkii Doorashada Ku Hadhay Ee…

                      Read More

                        Madaxwey​ne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanay​aa.”

                        Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarAxad20a.mp3″] Hargaysa SDN….

                          Read More

                            “Labadii Jariiradood ee Haatuf iyo Hubaal ba way xidhan yihiin, waxay ku xidhan yihiin Sharci daro” Maxamed Xaashi {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha. Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga…

                            Read More

                              “Waxaanu Shacabka iyo Saxaafaddaba u sheegaynaa in Sharcigii iyo Dastuurkii waddanka ay Xukumaddani ku tumatay” C.rashiid Riyo Raac {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta  Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah . Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u…

                              Read More

                                Somaliland oo u quus goysay kooxaha Nabad diidka ah Digniin kama danbays ahna u dirtay kooxo ay ku tilmaantay qaswadayaal

                                20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka  iyo dalka Somaliland. waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda  Arimaha Dibadda uuu u dhignaa sida tan ” Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland…

                                Read More

                                  Cali Khaliif Galaydh oo ka degay Taleex iyo Xaaladda oo Kacsan,kadib markii la sheegay inay Magaaladda ku waajahan yihiin Ciidamo si Xoog ah u Hubaysan oo ka Socda Milatariga Somaliland

                                  20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka mid ah kooxo Qas ka wada magaaladda Taleex ee Somaliland. Sida wararka Hordhaca ah ee ka soo baxaya kooxdani ay sheegayaan waxay ka soo kicitimeen magaaladda…

                                  Read More

                                    Jeelka Hargeya: Xubno ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xabsiga Oo Lagu Tuhmay inay Hubeeyeen Maxaabiista, Shir Haatan Socda iyo Saraakiil Xadhig Loo Diyaariyey

                                    Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida uu wasiirka wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen  Cabdi Ducaale u sheegay Idaacadda BBC-da, waxa dhintay Hal askari, halka uu midkalena dhaawacmay. Ciidankan dhibaatadu gaadhay, ayaa la sheegayaa inay rasaas Nool…

                                    Read More