Amisom oo Beenisay in Shalay Magaaladda Buulo-burte lagaga Dilay Sarkaal Sare
20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye kuxigeenkii Ciidamada. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlayay dagaalkii shalay ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ka dileen Taliye kuxigeenkii ciidamada…
