Madaxweynaha Somalia oo Goor dhawayd Muqdisho ka soo degay,Muxuu kala soo Laabtay Baydhaba

    Muqdisho 01.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo oo qaatay labo cisho ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Wafdiga madaxweynaha oo ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ay soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka kala…

    Read More

      Hanti-dhawraha oo ku noqday Dawladda Hoose ee Hargeysa oo cidlo ahayd

      Hargeysa 1,Apr.2014(SDN) -Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere ayaa shalay mar kale ku noqday Golaha Deegaanka Hargeysa si uu ula kulmo Madaxda Golaha Deegaanka, hase yeeshee waxa uu shalay kala kulmay iyadoo ay cidlo tahay xarunta Dawladda Hoose. Hanti-dhawraha Guud oo gaaf-wareegay xafiisyada Maayarka iyo Ku-xigeenka ayaa ka laabtay kadib markii loo sheegay Xildhibaanada Golaha…

      Read More

        DAAWO:Qaadka oo laga mumnuucay Britain

        London April 01,2014(SDN)-Baarlamaanka dalka Britain ayaa maanta cod u qaaday in dalkaas laga joojiyo maandooriyaha Soomaalidu sida xad dhaafka ah u cunto ee looga daad gureeyo gobolka Geeska Africa. Dawlada Britain ayaa mudo dhexdeer aheyd shaacisay qorsheheeda ku wejahan in la joojiyo maandooriyaha oo mudo la hadal hayay khasaaraha uu ugeysto bulshada.  

        Read More

          Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Kerry oo gaadhay Bariga dhexe

          31,mar.2014(SDN)-Xog-hayaha arimaha dibadda ee Waddanka maraykanka Mr.John Kerry,ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Bariga dhexe.Diblumaasiyiinta ayaa ku sheegay Socdaalka Masuulkan sii amba qaadidad dadaaladii dhinaca Nabadda ee Falastin iyo Israil. Safarkan Kerry ku marayo mandaqada ,ayaa la sheegay inay qaadanayso mudo labo cisho ah,isaga oo inta uu joogo la kulmi doono Saraakiisha labadda dhinac ee…

          Read More

            “Madaxweyne Haddaanu Xagla-toosiye Wasiir Kuu Ahayn Caddee’Wasiirka Caafimaadkana Waxaan Odhan Lahaa……….” Xisbiga Waddani Daawo Qurbejoog/Dhagayso

            Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa Madaxweynaha Somaliland ka dalbaday inuu caddeeyo haddaanu Wasiir u ahayn Saleebaan Xaglo toosiye isla markaana Wasiirka Caafimaadka ula taliyay inuu xilka iska casilo mar haddii ay socon weyday waraaqdii uu  u qoray Dr Macaw. Hadaba halkan ka daawo shir jara,id oo Xisbigga mucaaridka ah ee Waddani…

            Read More

              Fadeexado Hor leh oo ku Wajahan Sababta Dr Macow loogu diiday inuu Somaliland ka hawl galo oo la soo bandhigay ka Daawo Qurbejoog

              Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wakiilka Dr Macow ee Hargaysa Marwo Ibtisaam Maxamed Cali oo Maanta Xafiiskeeda ugu waramaysay qaar ka mid ah ayaa Soo Bandhigtay Fadeexado dul hoganaya Imaanshiyaha Dr Cali Macow kuwaas oo ay dabada ka riixayeen Xubno Mas’uuliyiin ah oo damacsanaa inay Iyagu dalka keenaan Dhakhtarkan.   Wakiilka Macow Waxaa kale oo ay…

              Read More

                Madaxweynaha Punt land oo daahfuray Xarunta Wasaarada Distoorka iyo Arrimaha Federaalka

                Garowe 31.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta daah furay wasaradda dastuurka,arrimaha fedaraalka iyo Dimoqraadiyeenta Puntland. Munaasibad wasaradaasi cusub lagu furayayna waxaa kasoo qayn galay Gaas ku xigeenkiisa inta badan wasiiradda,xildhibaano hay’addo caalamiya oo Puntland iyo guud ahaan Somalia taageera waxana lagu soo bandhigay shaqada wasarada. Ugu horayn wasiiradda wasaradda dastuurka…

                Read More

                  Gudi Golaha Guurtida ka Socotay oo Warantay Dilal ka Dhacay Gobolka Daad Madheedh

                  Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta warbixin ka dhegaystay guddi dhawaan golahaasi  u saaray shaqaaqo ka dhacday Daadmadheedh oo agu dilay taliyihii Booliska degada Xaaji Saalax. Xildhibaan ku hadlaayey afka gudida loo diray shaqaaqada gobolka Daadmadheedh,ayaa sheegay inay soo afjareen dhacdadaas isla maraana ay ku guuleysteen inay nabad  ku…

                  Read More

                    Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha Daawo

                    Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade. Kulankan Waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Booliska iyo Qaranka Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale . Jabuuti…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan oo Kulamo Xasaasi ah la Yeeshay Maamulada lagaga dhawaaqay Baydhaba iyo Weriyihii HCTV ee Baydhaba oo Jidh Dil loo Gaystay

                      Baydhaba 31.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta la kulmay siyaasiyiin iyo odayaal ka kala socda maamullada dhawaan magaaladaas looga dhawaaqay. Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ah wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya….

                      Read More

                        Gudoomiyihii Xilka laga Qaaday ee Gudida Wanaag farista oo Ku Celiyay inay Siman yihiin Magta Raga iyo Haweenka {DAAWO}

                        Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Hore Ee Gudida Wanaag Faris Iyo Xumaan Ka Reebisata Somaliland  Sheekh Maxamed Maxamuud Xiiray Oo Hore U Sheegay In Dumarka Iyo Ragu Siman Yihiin Dhinaca Magta Ayaa Sheegay  In Taasi Ay Jirto  Waxanay amuurtani Sababtay in Fadhi Deg Deg ah oo ay Gudidu Yeesheen Maalintii Shalay ay Xilkii iyo Xubinimadiiba…

                        Read More

                          Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay inay Hoos u dhigeen Cashuurtii Kala Wareejinta Gaadiidka {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta Hadal ka Jeediyay Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Dawlada Iyo Nootaayooyinka Sharciga Soona Isla markaana ay Wasaaradiisu soo Qaban qaabisay  Ujeedadiisuna la Xidhiidhay  Kob Cinta Cashuuraha oo ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada. Waxaana Halkaasi Ka…

                          Read More