Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Siyaabaha ay Nootaayooyinku ku Waayi karaan Ruqsada ay siiyaan {DHAGAYSO}

    Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Shir lagaga hadlayey kobcinta cashuuraha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda maaliyadda ayna ka qayb gelayaan qaar ka tisan Wasaaradaha dawladda iyo nootaayooyinka shrciga ah ayaa maanta lagu qabtay xarunta shaqaalaha dawladda ee Magaalada hargaysa. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka Waramay Siyaabaha lagu waayi karaan Nootaatooyinku Ruqsada…

    Read More

      Wasaarada Caafimaadka iyo Dr Cali Macaw oo Qaab kala Duwan uga Hadlay Sababaha Shaqada looga Joojiyay

      Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland,ayaa sheegtay inaan dhakhtar Macaw Somaliland ka hawl gali karin isla markaana uu dalka fiiso sharci ah ku soo galay oo uu shaqsi ahaantiis ajoogi karo. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Cismaan Xuseen Warsame,ayaa intaa ku daray in aanu soo marin sifihii sharciga ahaa ee uu dalka Somaliland…

      Read More

        Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Meel adag iska Taagtay Sheekh Sheegay in Magta raga iyo Dumarku Siman tahay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta ka hadashay hadalkii dhawaan kazoo yeedhay  sheikh ka mida culimadda Magaalada Hargaysa oo sheegay in ay siman tahay maggta ragga iyo dumarka  marka laga eegayo dhinaca Diinta Islaamka waxaana masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu ay kaga hadleen shir jaraaid oo ay ku qabteen xarunta…

        Read More

          “Waxaanu kala Saxeexanay Hay’adaha iyo Qaadhaan Bixiyeyaasha Doorka dhinac waliba ka qaadanayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa” Wasiirka Biyaha

          Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Dawladda Jarmalka ayaa sheegtay inay Somaliland ka saacidi doonto mashaariic badan oo la xidhiidha horumarinta biyaha, waxaanay dawladdu Jarmalku Somaliland u soo diri doontaa wefti soo darsa baaxadda baahida biyaha Somaliland. Sidaasna waxa  daboolka ka qaaday Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Xuseen Axmed Cabdalla, oo Sabtidii dalka dib ugu soo laabtay…

          Read More

            Cilado Iska Daba Yimid oo Sabab u noqday in Qaybo ka Mid ah Caasimada Hargaysa ay Waayaan Laydhkii dawlada

            Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wakaaladda Korontada Dawladda ee Hargeysa ayaa Macaamiisha ay laydhka u shidaan ka raali geliyey Laydhka oo Habeenadii u dambeeyay ka bakhtiisnaa. Waxa ay sheegtay in Mashiinnada Laydhka Cilladi soo wejahday. “ Waxan Mashiinnada Bini’aadam baa sameeyey Cilladuna way imanaysaa, markaa waxaanu Dadweynaha ka raali gelinaynaa Laydhka Habeenadii u dambeeyay ka bakhbakhtiyey….

            Read More

              Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Jidkii ugu Muhiimsanaa ee Magaalada Boorama

              Boorama 31.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ayaa furay waddo laami ah oo laga hirgaliyey gudaha degmada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Waddada oo dhererkeedu yahay 1.5 km ayaa waxaa hirgalinteeda iska kaashaday dowladda hoose ee Boorama iyo hay’adda Habitat ee caawisa mashaariicda horumarinta. Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorama, Sulymaan…

              Read More

                Xaakim ku eedeeyay Muslimiinta in ay aaminsan yihiin in ay xaasaskooda garaaci karaan oo raali gelin bixiyay

                Dublin Mar 31,2014(SDN)-Xaakim dhegeysanayay dacwad lagu soo oogay nin Soomaali ah oo lau eedeeyay in uu u dhacay aqalka haweeney ay kala tageen ayaa laga soo xigtay hadalo meel ku dhac ku ah muslimiinta. “Waxaan u maleynayaa in Muslimiintu in ay dareensan yihiin in ay xaasaskooda garaaci karaan”ayuu yiri xaakimku xili lagu gudo jiray dhegeysiga…

                Read More

                  Ra’iisal Wasaaraha Turky oo ku dhawaaqay Guusha Xisbigiisa ee Doorashooyinka Deegaanka

                  31,mar.2014(SDN)-Natiijooyinka hour dhaca ah ee ka soo baxaya Doorashooyinkii Goloha Deeganka ee shalay ka qabsooomtay Dalka Turky,ayaa tilmaamaya Horumar uu ka gaadhay Xisbiga Cadaalkadda Iyo Horumarinta ee Haatan Hogaanka u haya Dalka Turky.waxaana ilaa hadda inta la ogyahay uu ku Guulaystay 47% guud ahaanba Codbixintii shalay.Xalka Xisbiga uu Xifaaltanka Xoogani ka dhexeeyo ee Xisbiga Shacabka…

                  Read More

                    Masar oo la mudeeyay xiliga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Gen El-Sissi oo isa sharaxay

                    Qahira Mar 31,2014(SDN)-Doorashooyinka madaxtooyada dalka Masar ayaa loo qoondeeyay in ay qabsoomaan dhamaadka bisha May guddida doorashooyinka dalkaasi ayaa sheegay in doorashooyinku laba wareeg noqon doonaan. Doorashooyinkan ayaa noqon doona kuwii u horeeyay ee dalkaasi Masar ka dhaca ka dib kolkii afganbi xilka looga tuuray madaxweyne Maxamed Morsi oo ahaa hogaamiyihii u horeeyay ee ebid…

                    Read More

                      Gudoomiyaha la dagaalanka Musuqmaasuqa oo baaq u diray shacaabwaynaha reer Somaliland inay xog ka soo uruuriyaan Musuqmasuqa wadanka ka Jira

                      London31March14(SDN) gudoomiyaha la dagaalanka musuqmaasuqa ee xaruuntiisu tahay magalada london ayaa baaq u diray shacabwaynaha reer somaliland inay xog ka soo ururiyaan wax ala waxii ku salaysan musuqmaasuq iyo hanti boob xaad dhaafay ee ka jira dalkeena  somaliland waxana yeelaya nidaamkeena dawladnimo iyo inaaynu helo aqoonsi caalami ah taasi oo ah hadafka ugu waayn ee…

                      Read More

                        Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga UCID oo ka hadlay xaalada Dr Macoow oo Hargeysa lagu carqaladeeyay

                        Hargeysa Mar 30,2014(SDN)-Musharaxa xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ugu sharaxan Xilka madaxweyne Md Jamaal Cali Xuseen ayaa war uu soo saaray uga hadlay Dr Cali Macoow oo baaritaano Caafimaad ka fulinayay magaalada Hargeysa isla markaana ay xukuumada Somaliland ka hor joogsatay. Qoraal uu dhacdadaa ka soo saaray Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa sidan u qoraa:…

                        Read More

                          Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socday Shirkad Chine’s Ah

                          Garoowe Mar 30,2014(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering ConstructionCorporation oo loo soo gaabiyo CCECCax, Shirkaddasi oo horey Dr Cabdiweli ugula soo kulmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti kadib safarkii uu dhowaan dalkaasi ku tagay. Wafdiga…

                          Read More

                            Kooxda Alshabaab oo Joojisay Isu Socodkii Dadka iyo Gaadiidka ee Buula Burde iyo Beledweyn

                            Buule Burte 30.March 2014 (SDN)- Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xayiraad ku soo rogtay gaadiidka rakaabka ee isaga kala goosha degmooyinka Beledweyne iyo Buulo-burte ee mara deegaanka Halgan oo 85 kilo mitir Koonfur u jirta Buulo-burte. Shabaab ayaa arrintan ku macneeyay inay cuno-qabateynayaan degmada Buulo-burte oo dhowaan ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan howlgalka Midowga Afrika…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo Baydhaba kaga Daba Tagay Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa u dhaxaya Baydhaba

                              Muqdisho 30.March 2014 (SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cismaan ayaa u duulay Baydhabo gelinkii dambe ee maanta  halkaasoo uu horay ugu sugnaa Madaxweynaha DF Xasan Sh. Maxamuud. Prof. Jawaari ayaa waxa safarka ku wehlinaya xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo kasoo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool, iyadoo wararka hoose ay sheegayaan in uu Baydhabo u…

                              Read More

                                Wasiirada Arrimaha Dibada ee Jabuuti iyo Somaliland iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Kulan Maanta Ku Yeeshay Jabuuti DAAWO

                                Jabuuti 30.March 2014 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta Kulan Gaar ah la Yeeshay Dhigiisa arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Cumar Xasan Maxamed . Dhanka Somaliland Waxaa Wasiirka Kulankaasi ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil…

                                Read More

                                  Midawga Yurub oo u diyaar garoobaya inay Ciidamadooda ku fidiyaan Afrikadda Dhexe

                                  Belgium 30,mar.2014(SDN)-Madax  sare oo ka tirsan Midawga Yurub,ayaa daboolka ka qaaday inay haatan doonayaan inay ciidamadooda ku fidiyaan Guud ahaanba Dalweynaha Afrikadda Dhexe,ka dib markii ay dib uga dheceen wakhtigii hore loogu asteeyay in  ciidamadu ay Dalka Gacanta ku dhigaan,si loo soo celiyo Xasiloonidii iyo kala danbayntii Waddanka .dalkaas ayaa waxa si ba’an u  saameeyay…

                                  Read More

                                    Golaha Wakiilada oo Maanta ka Hadlay Shaqo ka Joojinta Dr Macow, iyo Macnaha ka danbeeyay Xafiiskyo ay Gobolada ka Furteen {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida joogtada ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland mudane ibraahim mahdi buubaa  ayaa maanta ka warbixiyay socdaal  ay dhawaan Gudidoodu ku soo mareen gobolada dalka qaar ka mid ah  islamarkaana ay xafiisyo u adeegi doona Golaha Wakiiladda kaga soo fureen goboladaasi. Gudoomiyaha gudida joogtada ag ee golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahim…

                                    Read More