Shirka Deegaanka Ee Geeska Afrika Oo Maanta Hargeysa Ka Furmay – SAWIRRO

    Hargeysa,4nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa, waxaa si rasmi ah maanta uga furmay shir ku saabsan ilaalinta deegaanka oo ay ka soo qayb galeen wufuud ka kala socota wadammada Bariga Afrika qaarkood iyo khubaro caalami ah. Waxa kulanka soo qabanqaabiyay ururka  Maxalliga ah ee Barwaaqo Voluntary Organization [BVO], oo kaashanaya ururka isku xidhka degaanka ee geeska Africa(Horn of Africa…

    Read More

      Xarunta Madaxtooyadda oo Maanta Lagu Qabtay Xaflado Xilwareejimo Iyo Khudbado dhinacyo badan Leh oo laga soo Jeediyay DAAWO

      Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xarunta Qasriga Madaxtooyada JSL oo ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka cusub ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi , Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul iyo afhayeenka Cusub Xuseen…

      Read More

        “Waxaa la i Weydiiyaa Maxaad Xirsi uga hadhay Waxaan Idiin Cadaynayaa Marka uu Furmo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye inaan u Codayn doono halka ay u Codeeyaan” Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sababtuu isu Casili waayay DAAWO

        Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Markii u Horaysay Waxa uu ka hadlay Sababta uu uga hadhay Xubnihii Wasiiradda ahaa ee Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay Saaxiibo Dhow ahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadlayay Madal uu Maanta Xilka ku wareejinayay Wasiirkii hore…

        Read More

          ‘’Waxaan Ka Baqayaa Haddii Uu Jiitamo Tartanka Murashaxnimada KULMIYE in Uu Dib U dhigi Karo Doorashada..’’ Faysal Cali Waraabe

          Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa isagoo ku sugan maagalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka hadlay khilaafka xisbiga kulmiye,  isagoona guddoomiyuhu walaac ka muujiyay khilaafka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in haddii khilaafka kulmiye uu sii daba dheeraado ay suurtogal noqon karto in doorashooyinka dib u dhac ku yimaado, sidoo…

          Read More

            Xildhibaan Xisbiga Ucid Ka Tirsan Oo Ka Digay Mooshin Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhan Ah DAAWO

            Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, oo ka tirsan aqalka golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka digay in golaha wakiillada la keeno mooshin ka dhan ah madaxweyne Siilaanyo. Wuxuu sheegay in sababta mooshinku tahay muranka ka dhexeeya dhinacyada Kulmiye. Guddoomiye xigeenka koowaad ee wakiillada Baashe Maxamed Faarax, guddoomiye xigeenka labaad Dr Cali Yuusuf Axmed, oo hogaaminaya mudaneyaal miisaan…

            Read More

              Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Digniin U Diray Dadka Degan Degmooyinka Xeebaha Galbeed DAAWO

              Borama,4Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas. Badhasaabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegay in uu digniin u dirayo dadweynaha gobolka khaas ahaan kuwa ku nool xeebaha, taas oo ku aadan duufaano dabeylo wata oo…

              Read More

                Kala Dhaqaaqa Kulmiye iyo La isku Joojin Maayada Garabka Muuse Biixi!! Faallo

                Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaa wali cakiran khilaafka keenay kala fogaanshaha labada garab ee Kulmiye. Musharaxiinta isbahaystay ayaa u muuqda kuwo ka rajo dhigay ka sii mid ahaanshaha xisbiga inkasta oo badankoodu tacab badan soo galiyay xisbiga. Waxaa loo arkaa garab laxaadkiisa iyo miisaankiisa leh musharaxiinta isbahaystay, kaasi oo Kulmiye mustaqbalka tabi doono haddii xumaan lagu kala galbado. Musharaxiinta…

                Read More

                  Wasiiru-dawle Cusub oo xilka la wareegay kana sheekeeyey dhacdo yaab leh oo uu la kulmay markii la magacaabay

                  Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Eng. Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil (Siimoodi), ayaa shalay xilka kala wareegay dhiggiisii hore ee Wasaaraddaas oo loo beddelay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Dr. Maxamed Faarax Ducaale, Eng. Siimoodi ka sheekeeyey laba dhacdo oo yaab leh oo uu la kulmay markii Madaxweyne…

                  Read More

                    Mudane Xirsi Cali X.Xasan Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Oo Maanta Xilkii Wareejinaya Iyo Qoddobada la Filayo Inuu Ku Wadaco Xil hayntii Lixda Sanno

                    Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa saaka lagu wadaa inuu si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyo Wasiirka cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi.   Xaflad balaadhan oo lagu qaban doono xarunta Madaxtooyadda ayuu Wasiirkii hore ee Madaxtooyaddu ku tirin  doonaa xilkii uu xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka hayay…

                    Read More

                      Idaacadda Kooxda Al-Shabaab oo baahisay Wareysiyo Rasaasta oo Socota laga qaadey Kooxdii fulisay Weerarkii Huteelka Saxafi iyo Wararkii u dambeeyey

                      Muqdisho, 4 November, 2015-(SDN/QJ):- Idaacadda Kooxda Al-shabaab ee ANDULUS ayaa baahisay Wareysiyo laga qaaday qaar ka mid ah dagaalyahannadii fuliyey Weerarkii Subaxnimadkii Sabtidii lagu qaadey Huteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo inta la ogyahay ay ku dhinteen dad ka badan 15 qof oo ay ku jireen Abbaanduulihii hore ee Ciidammada Milletariga Soomaaliya General Cabdikariin…

                      Read More

                        Hadalhaynta Qorshaha, Miisaanka Xaglatoosiye, Masiirka Saylici Iyo Culaysyada Haysta Muuse Biixi

                        Hargaysa, 4 November, 2015-(SDN/QJ):- Shabakadaha wararka Internetka ee Afsoomaaliga wax ku baahiya qaarkood ayaa faafiyay war sheegaya in Gudoomiye Muuse Biixi iyo hogaanka xisbiga ee weheliyaa ay waddaan qorshe beegsanaya in dib loo dhigo doorashada murashaxa madaxweyne ku xigeenka, shirka golaha dhexe ee 10. Nov mudaysana lagu doorto oo keliya murashaxa madaxweynaha. Wararkaa shabakadaha qaar faafiyeen…

                        Read More

                          Hay’adda Mucaawinooyinka Sweden oo shaacisay inaanay Aqoonsi la’aanta kaga joogsanayn Somaliland

                          Stockholm  04.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxa waddamada Barriga iyo Galbeedka Afrika u qaabbilsan Hay’adda Horumarka Sweden Gerhard Siegfried, ayaa shaaca ka qaadday in Aqoonsi la’aanta Somaliland caqabad ku tahay xidhiidh dhexmara Hay’adda horumarka u qaabbilsan Sweden, balse xasilloonida ka jirta awgeed laga shaqeyn karo.   Mr. Siegfried, ayaa sheegay in ammaanka ka jira Somaliland ugu wanaagsan…

                          Read More

                            Duufaanka Jabbaala: Badda Somaliland oo deegaannada qaar ku fatahday, Doon burburtay & khasaaraha jira

                            Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dadweynaha ku dhaqan deegaannada xeebta woqooyiga Somaliland gaar ahaan xeebaha degmooyinka Bulaxaar iyo Lughaya, waxa aad u kacday badda oo sababtay inay ku fatahdo barriga ku dhaw oo meelaha ugu dheer ay gaadhay illaa 2km barriga gaar ahaan sida xeelliga barrigu u kala hooseeyo. Fatahan…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo Banaanka soo Dhigay Fadeexado Hay’adaha dawladda Somalialnd Dul-hoganaya

                              Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Maxamed Maxille Boqorre, ayaa dibedda soo dhigay gal-daloolooyin xad-dhaaf ah oo uu sheegay inay ku jiraan Hannaanka shaqaalaysiinta ee dalka, gaar ahaan xarumaha dawladda, waxaanu tilmaamay inay dhibaatooyin badani arrimahaas ka taagan yihiin. Guddoomiye Maxille oo  hortegay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa Bannaanka soo dhigay…

                              Read More

                                Daladda SONSAF oo Kulan lagaga hadlayo qaabka shaqaalaynta iyo nidaamka Xukuumaddu u marto bixinta Qandaraasyada Hargaysa ku qabatay

                                Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dalladda Ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa wax iska weydiisay qaabka Xukuumadda Somaliland u bixiso Qandaraasyada, Shaqaalaynta iyo qaabka isla Xisaabtanka iyo furfurnaanteeda. Kulan dhawaan ay yeesheen Guddiyada tashi iyo fagaare  ee ka qeybqaatayaasha aan dawliga ahayn oo lagaga hadlayey ka faa’iidaysiga Mucaawinooyinka, ayaa si gaar ah loogu lafa-guray arrimaha New Deal…

                                Read More

                                  Labo Shil oo dayaaradeed Oktoobar Gudaheeda Iyo Asaraarka Ku duugan Siyaasi Yuusuf Garaad

                                  Muqdisho, 4 November, 2015-(SDN/QJ):- Laba dayaardood ayaa ku soo dhacay agagaarka Afgooye bishii Oktoobar ee sannadkan 2015. Weliba dayaaradda hore oo ahayd mid weyn oo xamuul ah waxay soo dhacday ka dib markay in muddo ah dul heehaabaysay magaalada Muqdisho. Iyada oo loo daneynayo bedqabka musaafarka – oo ay ugu badan yihiin Madaxda Dowladda iyo Hey’adiistayaashu,…

                                  Read More

                                    Hoggaanka Kulmiye Oo Murrashaxiintiisa Saddex Maalmood U Qabtay Inay Ku Horyimaadaan Xarunta Dhexe Ee Xisbiga

                                    Hargeysa  03.Nov 2015 (SDN/QJ):-Hoggaanka xisbiga talladda Somaliland ee KULMIYE, ayaa caawa  ugu baaqay murrashaxiinta danaynaysa inay u tartamaan jagooyinka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka xisbiga dhexdiisa ay ku yimaadaan  xarunta dhexe muddo saddex maalmood gudahood ah si loogu sheego macluumaad la xidhiidha shuruudaha murrashaxnimada. Sidaasna waxa lagu sheegay wargelin uu soo saaray xoghayaha guud ee KULMIYE …

                                    Read More

                                      Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo Kulankii u Horeeyay Maanta la Yeeshay Shaqaalaha Wasaaradaasi iyo Nuxurka uu daaranaa SAWIRO

                                      Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo uu Weheliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Guud ee Hawlaha  Guud ayaa maanta Kulan balaadhan la qaatay dhamaanba Shaqaalaha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradaasi. Kulankan ayaa Ujeedadiisu la xidhiidhay Is barasho dhex marta Wasiirka iyo…

                                      Read More

                                        ‘’Waanu ka Xunahay Wixii Khilaaf Ah ama Dhib Ah Ee Soo Gaadha Xisbi Qaran..’’ Guddoomiye Cirro

                                        Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo is casilaada wasiiradii ka tirsanaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Axmed Siilaanyo. Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay inay duruufaha Somaliland ka duwan yihiin kuwa caalamka,waxaanu tilmaamay in la eego waxa meesha jira ee aan isku bedel uun…

                                        Read More