Maamulka Galmudug oo markii ugu Horreysay lagu Wareejiyay Ciidan iyo Gaadiid – SAWIRRO
Cadaado,5Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horreysay tan iyo markii la dhisay bartmihii sanadkan waxaa lagu wareejiyay gaadiidka dagaalka iyo ciidammo, ka mid ah noqonaya ciidamadooda millateriga. Ciidamada iyo gaadiidka dagaal ee Galmudug lagu wareejiyay oo ahaa kuwo si gaar ah loo lahaa ayaa waxaa lagu wareejiyay madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed oo safar ku joogay…
