Waa Maxay Sababta Ay Al-Shabaab U Weeraraan Huteellada Magaalada Muqdisho?
London,7Nov,2015(QJ/SDN)-Ururka Al-shabaab ayaa weerarro la beegsada qaar ka mid ah huteellada ku yaalla caasimadda Muqdisho, kuwaasi oo ay ku nool yihiin siyaasiyiin iyo dad bartilmaameed u ah ururkaasi. Weerarkii ugu dambeeyay oo ay Al-shabaab ku qaaday huteelka Saxafi, ayaa waxaa mid ka mid ah dagaalyahannada ururkaasi xilliga uu weerarkaasi socday telefoonka ugu sheegay tifaftiraha BBC…
