|

Raiisul wasaarihii hore ee Somaaliya Cabdirizaq Xaaji Xuseen oo Mareykanka ku geeriyooday

Minneapolis Jan 31,2014(SDN)-Waxa maanta magaalada Minneapolis EE dalka Mareykanka Ku geeriyooday Allaha u naxariistee Raiisul wasaarihii labaad EE Soomaaliya yeelato xiligii xoriyada dabadeed Marxuum Cabdirizaaq Xaaji xuseen.

Marxuumka oo mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanayay ayaa Ku jiray cusbitaalka jaamacada Minneapolis.

Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xuseen ayaa ayaa raiisul wasaare sanadihii 1974tii ilaa sanadii 1967dii.

Marxuumka ayaa burburkii dalka soomaaliya dabadii waxa uu Ku noolaa dalka Mareykanka.

Geerida marxuumka ayaa waxa saxaafada u xaqiijiyay ehelka marxuumka.

Inaalilaahi wa inaal ilaahu raajucuun.

 

SDN-Minneapolis

contact@somakidiasporanews.com

 

Comments are closed