Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Mataan Hoori oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada uga soo baxay Xisbigii burburay ee Udub ayaa maanta iftiimin ka bixiyay halgankii dib u xoraynta dalka isagoo sheegay in Madaxweynaha talada dalka haya ee Somaliland oo xilligaas u ahaa Gudoomiyihii Ururkii SNM inuu xabad isaga dhigay isagoo ka cararaya Gudoomiyaha haatan ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.
Hadalkan ayaa Xildhibaan Mataan hoori ka jeediyay Xaflad Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani u sameeyay isaga iyo Mudanayaal kale oo ku soo biiray.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Xildhibaan Mataan hoori
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hoorimataan3.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
