Moscow: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Ruushka iyo masuuliyiinta amniga oo ka hadlay khasaaraha uu sababay

    MOSCOW, October 21, 2013 (SDN)- Masuuliyiinta Ruushka ayaa sheegay in ilaa lix (6) qof  ay ku dhinteen Isniinta maanta ka dib markii gaadhi noociisu Bas yahay gudaha magaalada dhinaca Koonfureed ee Volgograd lagula eegtay wax ay baadheyaashu ku sheegeen inuu ahaa ‘weerar qarax oo ismiidaamin ah’. Siday ku warantay wakaalada wararka RIA Novosti, warka weerarka…

    Read More

      Shirkada Caalamiga ah ee Kalluumaysiga ee Pontus Marine Ltd oo ka Hadashay Qodobadii u Qabsoomay iyo Qorshaha ku Tallo galkooda

      Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa Sharaxaad ka Bixisay Waxyaabihii Ugu Waaweynaa ee u Qabsoomay  mudadii koobnayd ee ka soo Wareegtay Aasaaskooda Iyagoo  bulshada ku dhacsiinayeen qorshahooda oo ay ku gaalaa bixiyeen goboladda dalka qaarkood iyo wadamo ku yaala Yurub. Sidaasna waxay shirkadu ku sheegtay…

      Read More

        Dadweynaha Garowe oo Fagaare ka Oogay Roob doon Daawo Sawiro

        Garowe 21.October 2013 (SDN)- Magalada Garowe ayaa maanta laga sameeyay isku soo bax roob doon ah,kaas oo Alle looga codsanayay inuu abaarta iyo rob la’aanta dadkiisa ka dulqaado. Waxaa ka qayb galay roobdoontaasi wasiiru dowlaha caafimaadka,wasiir ku xigeenka cadaalada,Taliyaha ciidanka nabad sugida,Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo dadwayne aad u faro badan oo ardeyda iskuuladu ku…

        Read More

          “Waxaan Uga Digaynaa Wasaaradaha iyo Laamaha dawladu in aanay Iska Qoran Shaqaale aan Soo Marin Hay’ada Shaqaalaha Dawlada” Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Nuux Sh.Muuse Ducaale ayaa sheegay in hay’ada shaqaalaha dawladu u xilsaarantahay qorista iyo sharciyaynta shaqaalaha joogtada ah ee dawlada sidaa daraadeed loo baahan yahay in la  waafajiyo sharciga shaqo  qorista shaqaalaha dawlada. Gudoomiyuhu Waxa uu uga Digay Laamaha dawladu in aanay Qaadan karin Shaqaale aan Soo Marin…

          Read More

            Maayarka Boorama oo Afkiisa ku Beeniyay hadal uu hore u Shaaciyay oo uu ku sheegay inaan Madasha Wada Tashigu boorama Iman Karin {DAAWO}

            Boorama 21.October 2013 (SDN)- Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa saxaafada ku dhaliilay waxa uu ugu yeedhay hadlal qaloocinta, waxana uu si toos ah u sheegay in la qaloociyay hadal uu ku cabiray golaha wada tashiga. Maayarka oo ugu horayn golha sharaxaya ayaa waxa uu yidhi “Golohu ma aha rag meel kale ka yimid, waa…

            Read More

              Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Iftiimiyay Shuruudaha ay Shaqaalaha ku qaadanayaan Sannadka Cusub

              Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada  mudane Nuux  Sheekh Muuse Ducaale ayaa maanta shir jaraa’ id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga waramay shuruudaha looga baahanyahay shaqaalaha kala dawan ee hayadaha dawladu ay qaadan doonaan sanadka cusub ee inagu soo foolka leh. Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada md Nuux Sheekh Muuse Ducaale oo amuurahaasi…

              Read More

                Xisbiga Kulmiye oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay in Khilaaf soo kala dhex galay Qabsoomida Shirwaynahooda {DHAGAYSO}

                Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha ku xigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye mudane maxamed kaahin Axmed ayaa shir  jaraaid oo uu ku qabtay xarunta xisbiga kulmiye ee malaagada hargaysa  ku sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo xisbiga kulmiye dhex yaala islamrkaana  shirweynihii xisbigu qabsoomi doono dabayaaqada bisha diisanbar ee sanadkan. Gudoomiye ku xigeenka koowaad…

                Read More

                  Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo ka Hadlay Hawlgalo ay Dad ku soo qabqabteen

                  Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Maxamed fadal ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay caasimadda hargaysa ayaa waxa uu kaga hadlay hawlgallo amni oo ay ciidamada ammaanku habeenadii u dambeeyey ka sameeyeen Gudaha Magaalada hargaysa, kuwaasoo lagu soo qabtay in ka badan Boqol ruux oo eedaysanayaal ah. Taliyaha…

                  Read More

                    Juba Land iyo Dawlada Federaalka Somalia oo iska Turxaan Saaray Qodobo ay isku mari la’aayeen

                    Kismaayo 21.October 2013 (SDN)- Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubba oo baryahanba isku qilaafsanaa shirka dib-u-heshiisiinta dadka Jubbooyinka deggan ayaa ku heshiiyay in wajiga koowaad ee shirka lagu qabto magaalada Muqdisho. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam…

                    Read More

                      Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo la Kulmay Duubabka Dhaqanka ee Punt land

                      Garowe 21.October 2013 (SDN)- Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia Nicholas Kay ayaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland kulan kula qaatay qaar ka tirsan Ismada Puntland. Kulanka oo intiisa badan ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka Puntland ee sanada 2014-ka ayaa ahaa mid uu albaabada u xirnaa. Suldaan Saciid Maxamed Kalaase oo u hadlay Isimada…

                      Read More

                        Xal laga Gaadhay Khilaaf ka dhex oognaa Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isal Wasaarihiisa & Qodobo la isla qaatay

                        Muqdisho 21.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha DF Xasan Sh. Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa isku soo dhawaaday kadib muran siyaasadeed soo dhexgalay, kaasoo salka ku hayay habka isku shaandheynta loogu sameynayo xukuumada. Wararka laga helayo ilo ka tirsan Villa Somalia ayaa sheegay in howshan ay isugu soo dhawaadeen labadan mas’uul uu ka shaqeeyay Afhayeenka Golaha…

                        Read More

                          Barnaamijka Doorka haweenka ee ay soo saarto Wariye Amal kayse iyo waraysigii Fanaanada Hibaaq oo ka soo jeeda Somaliland oo ka gaabstay inay hees u qaado somaliland amisana midnimada Somaliya dawasho wacan

                          London 21Oct13 (SDN)Barnaamijka Doorka haweenka ee ay soo saarto Wariye Amal kayse iyo waraysigii Fanaanada Hibaaq Maxamed Cabdilaahi oo sheegtay inay ku dhalatay Gobolka Togdheer casimadiisa burco dhalasho ahaana ka soo jeed Somaliland oo ka gaabstay inay hees u qaado somaliland amisana midnimada Somaliyia iyadoo sheeggtay inaanay marna qadayn hees somaliland lagu amaanayo iyada oo…

                          Read More

                            Maanta oo kale iyo debaaldegyadii 21-ka Octobar

                            Muqdisho Oct 21,2013(SDN)-Waxa maanta oo kale guud ahaan Jamhuuriyadii Soomaaliya lagu qaban jiray debaaldegyo lagu weyneyn jiray afganbigii aanu dhiigu ku daadan ee ciidamada Xooga Soomaaliyeed talada kula wareegeen 21kii Octobar 1969kii. Debaaldegyadan ayaa ahaa qaar todobaad socon jiray oo ka uGu weynina uu ka dhici jiray fagaarihii tarabuunka Muqdisho oo ay ka soo xaadiri…

                            Read More

                              “Arrinta hawada sare ee Somaliland waxa aanu la eegaynaa hay’adda ICAO, toddobaadka dambe ayaa ogaan doontaan warar dheeraad ah.” Ambassador Nicholas Kay

                              Nairobi 21.October 2013 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay hay’adda ICAO ee u qaabilsan hawada la eegi doonto mawduuca hawada ee ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Nicholas Kay, ayaa waxa su’aal barta twitterka ku weydiiyay saxafi ka tirsan warbaahinta Inner City press, taas oo ahayd bal sida…

                              Read More

                                Lacagtii waddada Ceerigaabo Guurtidu U Goynaysay Oo Bam Ku Noqotay Shirguddoonka Iyo Muran Cusub Oo Sababay In Inta Sannadkan ka Hadhay aan wax Lacag ah Laga Goynin Odayaasha Gadoodsan

                                  Hargesya:21-Oct-2013(SDN)-  Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa  Shirguddoonkooda ka dalbaday in Hoos Loo Eego Nidaamka Lagaga Jarayo lacagta Loogu Talay Dhismaha Waddada Ceerigaabo-Burco oo madaxweynuhu dhawaan Amar Ku  Bixiyey in dhammaan Shaqaalaha Dawladda Laga Gooyo Lacag  Xaddidan.  Xildhibaanada ayaa si toos uga Biyo Diiday inay lacagta la goynaya Mudda sanadka ah eek a bilaabmaysa Bishan…

                                Read More

                                  Shir ay Foodda isku dareen Hoggaanka Kulmiye Iyo Guddida Fulintu Oo Maryo Dhiig leh Lagu kala Furtay iyo Kornaylada Xisbiga Oo Libin lagala Carraaby

                                    Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- waxa Gebi ahaanba Burburay Shir la sheegay inuu Aqalka Madaxweyne-ku-xigeena uga socday Hoggaanka kulmiye iyo Guddida Fulinta oo u jeeddadiisu ahayd in lagu ansaxiyo Guddi Qabanqaabo oo la sheegay inay shirweynaha Qabanqaabin doonto.   Sida aanu ku helnay wararka ayaa waxa la sheegayaa in la isku afgaran waayey shirkaas, islamarkaana lagu kala kacay,…

                                  Read More

                                  Bosnia oo Markii Ugu Horeysey u Soo baxdey Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Iyo Qaar Ka Shubey.By Jaahuur.

                                  (SDN)-Oct-21-2012-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa isreeb-reebka koobka kubadda cagta aduunka oo wadamana aay ka shubeen qaarna ay u hayaamayaan Brazil. Haddii aynu ku horeynu isreebreebka ka aloosan Yurub,waxaa xusud mudan Bosnia oo markii ugu horeysey u soo baxdey koobka kubadda cagta aduunka ee lagu qaban doono Brazil 2014-ka markii aay 1-0 uga badisey Lithuania…

                                  Read More

                                    Xildhibaan Qiil U Sameeyey Muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo u Sameeyey Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda

                                      Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ah Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Shuruucda iyo garsoorka ee Golaha wakiillada somaliland, ayaa taageero u muujiyey kordhinta muddo xileedda Guddida Diiwaangelinta oo dhawaan madaxweynuhus sameeyey. Xildhibaan Cabdiraxmaan oo ka jawaabayey dhaliilaha axsaabta mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaannadu us oo jeediyeen Muddo kordhintan, ayaa tilmaamay in madaxweynuhu xaq…

                                    Read More

                                      “Haweenkii dhawaan Dahabkooda u furay Waddada Ceerigaabo, waxa ay ahaayeen Taageerayaasha Xisbiga Waddani, mana jirto sabab aanu ugu soo…….” Guddoomiye Cirro.

                                      Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa markii ugu horeysay Ka Hadlay Hadallada xisbigiisa waddani lagaga saaro taageerada loo raadinayo Dhismaha waddada Ceerigaabo-Burco. Guddoomiye  Cabdiraxmaan Cirro  oo ka Hadlayey Madal lacag Qaadhaan ah Loogu Ururinayey Maktabadda qaranka, ayaa tilmaamay in Xisbigiisu taageero buuxda siinayo, islamarkaana…

                                      Read More