Guddida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shir Xaraaraddiisu Sarraysaa Uga Socdo Aqalka Madaxweyne-ku-xigeenka.
Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)-Shir albaabada la isku xidhay, ayaa haatan Guddida Fulinta ee xisbiga Kulmiye Uga Socda Aqalka Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil(saylici), waxana la soo sheegayaan in xaraaradda shirkaasi aad u kacsan tahay. Shirkan ayaa u jeeddadiisu tahay sidii loo ansaxin lahaa Guddida qabanqaabada ee dhawaan Guddoomiye Muuse u magacaabay shirweynaha xisbiga oo dhamaadka sannadkan lagu wado…
