Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Guul daraystay Qabashada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Iyo Saamaynta ay ku Yeelan karto in Doorashooyinku Xiligoodii ku dhacaan.

    Hargaysa 17.Oct 2015 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Ilaa iminka aan Samayn Qaban qaabo ku aadan u diyaar garowga Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ah Qodob udub dhexaad u aha in doorashooyin Xor iyo Xalaal ahi ka dhacaan Somaliland. Todobada Xubnood ee uu ka Kooban yahay hay’adda Komiishanka Doorashooyinku oo Lix ka Mid ahi Yihiin Shakhsiyaad…

    Read More

      “Waxaan Wadanaa Aqlabiyadii Golaha, Taas Ayay Diidan Yihiin Kuwa Naga Soo Hor-jeeda” Cabdi Casiis Maxamed Samaale

      Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Sammaale, ayaa sheegay in eedo u jeediyay Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici iyo Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu sheegay inay baal mareen shuruucda xisbiga KULMIYE. “Kulankayagu waxa weeyi saddexdayadii musahrax ayaa samaynay casuumad aanu iskugu yeedhany golihii dhexe iyo taageerayaashayaddii…

      Read More

        Garabka Taabacsan Maxamed Biixi Iyo Samaale Oo Munaasibad Qabsaday,Ujeedada Ay Xambaarsanayd Iyo Talooyin ay Soo Jeediyeen

        Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Garabka taabacsan musharraxnimada Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Sammaale iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijandhe, ayaa maanta munaasibad ay ku muujinayeen mawaqfkooda ku qabsaday magaalada Hargeysa. Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo halkaasi ka hadlay, waxa uu yidhi “Waxaa…

        Read More

          Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee KULMIYE Oo Sheegay In Si Siman Loogu Tartamayo Golaha Dhexe DAAWO

          Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in si siman loogu tartamayo golaha dhexe dhexdiisa, isla markaana aanu qofna kaligii wax gaar ah samayn karin, waxaanu xusay in maantaba uu bilaabmay diiwaangelintii kaadhadka aqoonsiga xubnaha golaha dhexe. “Saaka wuu bilaabmay xubnihii u horeeyey waana kaadhkii aqoonsiga xubanaha golaha dhexe…

          Read More

            Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo Gaadhay Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan Iyo Loolanta Murrashixiinta Xisbiga KULMIYE

            Hargaysa ,17Oct,2015(QJ/SDN)- “Waxa Loo Buuxinayaa Xubnaha Ka Banaanaaday Golaha Dhexe Si Sharciya, Waxaana Soo Buuxinaya….” “Musharixiinta KULMIYE Way Deg Degeen Ee Waxay Ahayd Inay  Maalinteeda la Sugaan Oo Miyir Qab Lagu Furo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga” Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga  Jamhuuriyadda Somaliland  Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka war-bixiyay sida uu u dhaawacmay  Taliyaha Ciidanka Qaranka  Aagga  Badhan    Kabtan…

            Read More

              C/casiis Samaale oo saxaafadda qaarkood kula hadlay Huteel Guuleed oo Ciidamo Booliis ahi ku amreen in laga joojiyo xaflad ay ku qabsan lahaayeen,Muuse Biixi Iyo Saylici oo uu eedeeyey

              Hargaysa 17.Oct 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye C/casiis Maxamed Samaale oo saxaafadda qaarkood kula hadlay gudaha hotel Guuleed ayaa Muuse Biixi iyo Saylici ku Eedeeyay inay doonayaan inay xafladdo qabsadaan iyagana doonayaan inay ka hor istaagaan kuwo ay qabsan lahaayeen, isagoo sheegay inaanay aqbali karin in awood u adeegsadaan labadaas musharax kuwa kale ee…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ka Hadli doona Khilaafka Kulmiye Iyo Khudbad uu u Jeedin doono Qurbejoogta London

                Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)- Shacabka reer Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya khudbad la filayo in Madaxweyne Siilaanyo caawa u jeediyo jaaliyadda Somaliland ee magaalada London ee dalka Ingiriiska. Khudbadan ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo uu kaga hadlo xaaladda adag ee dalka ka taagan, gaar ahaan xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay loolanka murrashaxa…

                Read More

                  Eng Maxamed Xaashi Oo Ka Hadlay Loolanka Musharrixiinta KULMIYE

                  Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada  Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye, xilli aanu Madaxweynuhu shaacin tanaasulkiisa, waxaanu tilmaamay inay Madaxweynaha iyo Musharixiintani is og yihiin. Eng: Maxamed Xaashi Cilmi oo oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka digay…

                  Read More

                    Xukumadda Soomaaliya Oo Beenisay Warar Ku Saabsan In AMISOM Xidhay Shaqaalihii Diyaaraddii Muqdisho Agteeda Ku Dhacday

                    Muqdisho,17Oct,2015(QJ/SDN)-Warar soo baxay galinkii dambe ee Jimcaha ayaa sheegay in ciidamada midawga Africa ee Somalia ku sugan xabsiga dhigeen 6 shaqaale ah oo waday diyaaradii dhawaan ku dhacday duleedka Muqdisho. Wararka isa soo taraya ayaa sheegay in shaqaalaha lagu haysto diyaaradda oo aanay shidaalka u ilaalin. Diyaaradda oo xilli habeenimo ah socotay, islamarkaana saanad u…

                    Read More

                      SOOMAALIYA: Shan Haween Ah Oo Lagu Kufsaday Gobolka Shabeellaha Hoose.

                      Madheedhey,17Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha degmada Madheedhey, Sayid Baalle Mayow ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay 5-haween ah lagu wada kufsaday jidka  u dhexeeya deegaanka Madheedhey iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Baalle oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in haweenkan la kufsaday ay da’doodu u dhexeyso 25-jir illaa 30-jir, waxaana kufsaday dabley uu xusay inay…

                      Read More

                        Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Ka Sheekeeyay Qisada Gabadh Uu jeclaaday Oo Laga Guursaday iyo Heesihii Uu Ka Sameeyay.

                        Hargeysa,17Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Warbixin laga diyaariyey Xog-warran Qoto-dheer oo lala yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka warbixiyey Qisada Gabadh uu Jeclaa oo laga guursaday balse markii dambe ay Calaf isku yeesheen inay Xaaskiisa noqoto. Weriye Cumar Seerbiya oo waraysi dhinacyo kala duwan oo uu Abwaanka la yeeshay, ka diyaariyey  warbixin ka kooban…

                        Read More

                          GARGAARA: Maanso Summad U Ah Xuska Maalinta Xuska Shuhadada SNM Ee 17 October

                          Hargeysa,17Oct,2015(QJ/SDN)-Maansadan Gargaara  waxa 17-kii October 1984-kii, tiriyey Mujaahid Abwaan Cali Xasan Aadan (Banfas), waxaana uu ka tiriyey  geeridii mujaahid Lixle, isaga oo markaas uu tirinayo abwaanku  ku jiray xabsiga Madheera gaar ahaan meesha loo yaqaaney ‘Qabta’ oo ahayd goob-tacadiyeed lagu xidhi jiray dadka siyaasad ahaan uga soo horjeedsada xukuumaddii kacaankii macangaga ahaa. Maalintaasi waxaa kula sugnaa…

                          Read More

                            Dowladda Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Hawadeeda Kusoo Xadgudubtay

                            Ankara,17Oct,2015(QJ/SDN)-Dowlada Turkiga ayaa dhulka soo dhigtay Diyaarada ku soo xadgudubtay Hawadeeda oo aan la garaneynin cida leh. Warbixin qoraal ah oo ay soo saareen Saraakiisha Taliska Ciidamada Militeriga Turkiga ayaa lagu xaqiijiyay in diyaaradaasi marka hore ay siiyeen digniino markii ay ka jawaabi weydayna digniinahaasina ay dhulka soo rideen, kadib markii ay khalkhal galisay amaanka…

                            Read More

                              Jubaland Oo Soo Bandhigtay Sawirrada Macalimad Afduub Lagu Heystay Oo Lasoo Badbaadshay – Sawirro.

                              Kismaayo,17Oct,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa waxay maanta (shalay) xoog ku soo furteen haweeney u dhalatay dalka Kenya, oo tan iyo Isniintii afduub ahaan loogu haystay Gobolka Jubbada Hoose. Judy Mutua oo macalimad ahayd, ayaa waxaa 12-kii bishan laga soo afduubtay xeryaha qaxootiga ee Degmada Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Judy Mutua ayaa sidoo kale u…

                              Read More

                                Madaxda Dunida Oo Ka Si Adag Uu Cambareeyay Gubitaanka La Gubay Qabrigii Nebi Yuusuf (C.S) – Sawirro

                                Jurusulam,17Oct,2015(QJ/SDN)-Subaxnimadii hore ee shalay ayaa waxaa dab la qabadsiiyay qabriga Nebi Yuusuf (CS), iyadoo dabkaasi uu waxyeelo xoogan gaadhsiiyay qabriga. Dad lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Falastiiniyiinta, ayaa dab qabadsiiyay Qabrigaasi, xilli la tilmaamay inay ka cadheysan yihiin xadgudubyada ay ciidanka Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin.Ra’iisal wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu oo ka hadlay…

                                Read More

                                  Wakiilka Xajka Ee Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixiyay Xujaaj Soomaali Ah Oo La Sheegay In Ay Diideen Ku Soo Noqoshada Soomaaliya.

                                  Riyad,16Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxa arrimaha xujeyda Soomaalida Axmed Luqmaan, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay warbaahinta, oo lagu sheegay in ay xujaaj Soomaali ah oo ka mid ahaa xujaajtii sannadkan soo xajiday ay diideen in ay dalkodii dib ugu laabtaan, sidaana waxa uu ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay magaalada Jeddah, ee dalka Boqortooyada…

                                  Read More

                                    Kacdoonkii U Dhaxeeyay Falastiiniyiinta Iyo Yuhuuda Oo Sii Xooggaystay, Qabrigii Nabi Yuusuf Oo Dab La Sudhay. DAAWO

                                    Jurusalam,16Oct,2015(QJ/SDN)-Waxa cirka isu sii shareeraya xiisadaha iyo qalalaasaha u dhaxeeya Falastiiniyiinta iyo Yuhuuda, Dad Falastiiniyiin ah oo cadhaysan ayaa dab qabadsiiyay goob ay Yuhuudu ka barakaysato daanta galbeed ee magaalada Nablus, waxaana dab la qabadsiiyay qabri ay muslimiinta iyo yuhuuduba ay aaminsan yihiin in uu ku aasan yahay Nabbi Yuusuf, iyada oo ciidanka dabdamisku ay…

                                    Read More

                                      “Waxaanu Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaanu Kala Hadlaynay Muuse Biixi Oo Gole Dhexe Oo Uu Isagu Leeyahay Samaysanaya, Haddii La Joojin Waayana Makamadda Ayaanu Tegayna” Murashax Kijaandhe

                                      Hargaysa 16.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa  Madaxweynaha ee Xisbiga Tallada Haya ee Kulmiye Xildhibaan  Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay kulankii shalay dhex maray Madaxweyne ku xigenka Somaliland iyo murashixiinta kulmiye qaar oo uu isaguna ka mid ahaa.   Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo u waramay Wargeyska Saxansaxo, ayaa waxa uu ku eedeeyey Muuse Biixi inuu Samaysanayo…

                                      Read More

                                        “Wasiirka Beeruhu Wuxuu ka Mid Ahaa Dadkii Ugu Xumaa Ee La Dagaalami Jiray Xukuumadda, Wasiirnimadana Bilaash Ayuu ku helay) Xildhibaan Bidhi

                                        Burco 16.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo   ka tirsan golaha deegaanka degmada Burco,ayaa eedayay Wasiirka Beeraha inuu diiday inuu wax la qabto dugsiga qadiimiga ah ee Beeraha ee dhawaan laga furay degmadda Beer ee gobolka Togdheer. Xildhibaan Mubaarig Bidhi waxa uu Wasiirka Beeraha ku tilmaamay masuul aan tacab gelin xukuumadda Somaliland isla…

                                        Read More