“Waan Tegay Xarunta Kulmiye,Waxaan ku idhi Shaqo Khaldan ayaad haysaan Waxaad u Ololaynaysaan Muuse Biixi” Murashax Kijaandhe oo Booqday Xarunta Kulmiye DAAWOO

    Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo isna ah murashax Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ugu Tartami doona Marka uu furmo Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Caasimada hargaysa Halkaas oo ay ka socoto hawsha Bixinta Kaadhadhka Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=tn4LTVPtdHA

    Read More

      Xukuumadda oo Qaab Jujuub ah Maanta ku Wareejisay Kaydka Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Shaqo Joojin ay Sameeyeen Shaqaalihii ka Hawl galayay

      Berbera 18.Oct 2015 (SDN/QJ):-Maamulkii Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa wararka naga soo gaadhayaa sheegayaa in manta si rasmi ah loogu wareejiyey shirkadihii ay xukuumaddu Heshiiska kula gashay, kadib markii ay maalmahan xukuumaddu olole balaadhan ugu jirtay fulintooda. Wararka hordhaca ah ee naga soo gaadhaya magaaladda Berbera ayaa sheegaya in shaqaalaha Haamaha Shiidaalka Berbera ay saaka markii…

      Read More

        “Kuma kalsooni Xisbiga Kulmiye ee aan ka tirsan ahay, kuma kalsooni Guddida Fulinta, waxa aan rabaa in aan musharax ku noqdo qasab iyo juujuub , waxaana rabaa in aan qasabka iyo juujuubka aan Madaxweyne ku noqdo.” Murashax Samaale DAAWO

        Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo ah murashax madaxweyne, ayaa isna khudbad ka Jeediyey Fagaare ay Dhoola Tus ku sameeyeen , wuxuu aad ugu dheeraaday in xisbiga si xalaal ah loogu tartamo isagoo xusay in haddii tartan xalaal ah lagaga guulaysto uu natiijada aqbalayo. “Anagu waxa aanu nahay Musharixiintii…

        Read More

          “ILLAAHAYOOW haddii uu kursigaasi khayr iigu jiro I sii haddii aanu igu jirina iga daa” Wasiir Maxamed Biixi DAAWO

          Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah murashixiinta tartamaysa, ayaa khudbad ka Jeediyey Madal ay Murashixiintooda huwanta ahi ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxaanu sheegay inuu wadanku u baahanyahay horumar dhaqaale iyo siyaasadeed, “ILLAAHAYOOW haddii uu kursigaasi khayr iigu jiro I sii haddii aanu igu jirina iga daa, Saddexdaydaa…

          Read More

            Murashax Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo Iftiimiyey Nuxurka uu Qaranka ugu Fadhiyo Maxsuulka ka soo baxa shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

            Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo isna ah murashax Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ugu Tartami doona Marka uu furmo Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ayaa Munaasibad ay Xulufada uu ka Tirsan yahay Cududooda ku soo bandhigayeen Waxa uu ka sheegay Maxsuulka ka soo bixi doona Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye. Xildhibaan Kijaandhe,…

            Read More

              “Waxaan Ka Mid Ahay Ragga U Taagan Murashaxa Jagada Madaxwayne Xigeenka ee Xisbiga Kulmiye” Wasiirka Waxbarashada DAAWO

              Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Prof: Faarax Cilmi Geedoole ayaa markii ugu horaysay shaaciyay inuu u taagan yahay Jagada Madaxwayne Ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE waxaanu sidaasi ka sheegay xaflad shalay isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye ku yeesheen Hotel Guuleed ee Magaalda Hargaysa . Wasiirka Waxbarashada oo arrimaha ka hadlaya wuxuu yidhi; ”Xeerkii xisbiga ayaa la…

              Read More

                Diiwaangelinta Muranku ka Taagan yahay ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Ka Socota Xarunta Xisbiga

                Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Diiwaangelinta Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo qaadashada kaadhadhka aqoonsiga xubanimo, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa maanta. Diiwaangelintan iyo bixinta aqoonsigan oo qayb ka ah hawlaha u diyaargarowga shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee xisbal-xaakimka KULMIYE oo u muddaysan 10-ka bish November ee…

                Read More

                  Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo Gaadhay Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan Iyo Loolanta Murrashixiinta Xisbiga KULMIYE

                  Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga  Jamhuuriyadda Somaliland  Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka war-bixiyay sida uu u dhaawacmay  Taliyaha Ciidanka Qaranka  Aagga  Badhan    Kabtan Yaasiin  Cismaan Saalax (Guray) oo ku  ku dhaawacmay  dorraad Jaamacadda Magaalada Badhan ka dib markii ay ku dhacday rasaas ka qaraxday ilaaladiisii Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland waxa kale oo uu  ka hadlay sida…

                  Read More

                    Somaliland Oo Yeelatay Baan Siidhka Lagu Kaydiyo Iyo Wasaaradda Beeraha Oo Xustay Maalinta Cuntada

                    Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Beeraha Somaliland oo ay weheliyaan hay’adaha kala duwan ee kala shaqeeya arrimaha kobcinta cuntada ayaa shalay munaasibad balaadhan u qabtay xuska maalinta cuntada aduunka oo ku beegnayd Jimcihii dorraad ee  16/Oct/2015. Munaasibad   lagu qabtay Deegaanka Galoolay oo ka tirsan Gobolka Gabiley ayaa waxa   ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday…

                    Read More

                      SOOMAALIYA: Duqeymo Xalay Laga Geystay Magaalada Marka.

                      Marka,18Oct,2015(QJ/SDN)-Xoogaga Amisom ee degan Magaalada Marka Ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay xalay duqeymo culus ka gaystay qaybo ka mid ah Magaalada Marka. Duqeymahan oo laga maqlay gees ka gees Magaalada, ayaa waxay xoogoodu ku dhacayan xaafadda Buulo Jaan, illaa iyo hadana si rasmi ah looma garanayo waxa keenay duqeymahaasi. Waxaase soo baxaya warar sheegaya…

                      Read More

                        Wasiir Nasabkiisa Awgii Loogu Cunsuradeeyay Xisbiga KULMIYE (DAAWO)

                        Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Cali Cabdi Saa’iq ayaa cabasho ka muujiyey hadal gef ku ah haqsiyaddiisa iyo Beeshiisa Gabooye oo uu sheegay inuu u badheedhay Masuul aanu magaciisa sheegin. Wasiir Saa’iq oo ka mid ah xubnaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo Maanta ka hadlayey (Shalay), Munaasibad aqlabiyadda guddida…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Muxuu U Sheegay Jaaliyadda Ingiriiska? (DAAWO)

                          Laondon,18Oct,2015(QJ/SDN)-Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa ku sugan yihiin Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska, ayaa Caawa khudbad u jeediyay boqollaal ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan halkaas. Munaasibadda soo dhaweynta ah oo Jaaliyadda Somaliland ee Ingiriisku ku qaabishay Weftiga Madaxwaynaha ayaa…

                          Read More

                            Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo iclaamiyay shir lagaga hadlayo Danaha Deegaanadaasi.

                            Laascaanod,17Oct,2015(QJ/SDN)-Isimada deegaannada Sool, Sanaag & Cayn oo intooda badan ay ku sugan yihiin deegaanka Qorilay ayaa ka warbixiyay kuklan ay kaga hadlayeen halka ay marayaan howlihii nabadeynta ee dhinacyadii dirirtu ku dhex-martay halkaas. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ugu horreyn  ka warramay wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen deegaanka Qorilay oo ergo ku dhaw…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Xigeenkiisa ka Dalbaday inuu Dib u dhigo Isu Imaatinka Xubnaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Go’aaamo uu London kala Iman doono

                              London  17.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka codsaday ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici inuu dib u dhigo iskugu yeedhitaanka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, isla markaana lala sugo intuu dalka dib ugu soo laabanayo. Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo oo magaalada London ku sugan ayaa lagu wada…

                              Read More

                                31 Sano Guuradii ka soo Wareegtay Dagaalkii Burco Duurey Iyo Xuska Maalinta Shuhadadda oo Hargaysa Lagu qabtay DAAWO

                                Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Xuska Maalinta Shuhadadii Ku Geeriyootay Halgankii dib u xoraynta Wadanka oo Sannad kasta la qabto 17 Bisha October ayaa Maanta Munaasibad balaadhan loogu sameeyay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Munaasibadan oo Kulmisay Mujaahidiintii Goob Jooga ahayd Dagaalkii Burco Duurey Ku dhex maray Ciidamadii Taliskii Siyaad Bare iyo Xoogagii SNM Isla Markaana ay…

                                Read More

                                  Khudbadihii Garnaqsi ee Isbahaysiga Musharixiinta Xisbiga Kulmiye,Xildhibaano Mooshin ka Keenaya Madaxweyne Xigeenka Iyo Wasiiro Cusub oo Murashaxnimadooda Ku Dhawaaqay DAAWO

                                  Hargaysa 17.Oct 2015 (SDN/QJ)-Isbahaysiga Musharaxiinta Kulmiye ee kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, ayaa maanta munaasibad balaadhan oo Hotel Guuleed lagu qabtay ku soo bandhigay mawqifkooda muranka qabanqaabada shirka golaha dhexe ee Kulmiye. Qaar ka Mid ah Garabka Is Xulufaystay ee ay Hor kacayaan Wasiirka Arrimaha Dibada,C.casiis…

                                  Read More