Soomaaligii Ugu Horreeyay Oo Loo Doortay Baarlamaanka Dalka Canada – Sawirro.

    Toronto,20Oct,2015(QJ/SDN)-AXMED Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, iyadoo laga soo doortay xaafadda York South-Weston ee magaalada Toronto. Axmed ayaa ka adkaaday murashaxii laga soo dooran jiray xaafadda laga soo doortay oo lagu magacaabo Mike Sullivan oo ka tirsanaa xisbiga NDP….

    Read More

      Boqorka Sucuudiga Oo Dalkiisa Ugu Yeedhay Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Jabbuuti Iyo Itoobiya

      Hargeysa,20Oct,2015(QJ/SDN)-Gobolkan Geeska Afrika ayaa la filayaa in maalmaha soo socda laga dareemo dhaq-dhaqaaq siyaasadeed iyo xaraarad diblumaasiyadeed oo aan hore uga jirin marka laga hadlayo dhinaca  xidhiidhada dawladaha gobolka iyo dalalka Carabta. Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdalcasiis ayaa Axadda toddobaadkan oo ku beegan 25ka Oktoobar waxa uu la kulmi doonaa madaxweynaha dalka Jabbuuti Ismaaciil…

      Read More

        Wasaarada Ganacsiga Oo Xaqiijisay Wareejinta Haamaha

        Hargeysa,20Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Muuse Qaasim, ayaa shalay rasmi ah u cadeeyay in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka taagnaa, loogu wareejiyay shalay lix sharkadood oo gaar loo leeyahay oo xukuumadu ka kireysay. Wasiirka oo war kooban siiyay weriye Axmed Siciid Cige oo BBC ka tirsan,  wuxuu sheegay in shirkadahan lixda ah oo…

        Read More

          Guddoomiyaha UCID Oo Ku Bogaadiyay Itoobiya Tallaabada Ay Ka Qaaday Suldaan Wabar

          Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE  inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu kala baxo. Eng. Faysal Cali Waraabe oo shalay u waramay Telefiishanka Horn Cable, ayaa waxa kale oo uu ku ammaanay dawladda Itoobiya tallaabadii ay ka qaaday Suldaan Wabarka Fallaagoobay, ee…

          Read More

            Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Afduubka Maamulka Puntland Kula Kacay Qaar Ka Mida Xubnaha Guddida Doorashooyinka.

            Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay qaar ka mid ah guddida doorashooyinka Somaliland qeybteeda Ceerigaabo oo shalay maamul Goboleedka Puntland afduubtay. Sidaa waxa lagu Sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse oo nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hayaannews ee Magaalada Hargeys. Warsaxafadeedkaas…

            Read More

              Shirkadda Gaadiidka Xamuulka Badda ee Caalamka ugu Weyn oo Isticmaali Doonta Dekedda Berbera

              Berbera,19Oct,2015(QJ/SDN)-Shirkad madaxbannaan oo qaabilsan gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha badaha caalamka, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay isticmaali doonto dekedda magaalada Berbera ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda caalamiga ah ee la yidhaa X-press Feeders shalay, maraakiibta xamuulka qaada ee u diiwaangashan shirkaddaas, ayaa u kala gudbi…

              Read More

                “Lab Haween Ku Taagsaday, Legday Oo Ku Jiifoo, Ka Lib Doonay Ba’naa…” Cali Guray

                Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,MD. Cali Yuusuf (Cali-guray),ayaa ka hadlay gacan-ka-hadal maalintii shalay Magaaladda Berbera ku dhex-maray Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Yaasiin,kaas oo ku sal lahaa wareejinta Haamaha keyda shidaalka ee Magaaladda Berbera oo ay Xukuumadda si qarsoodi ah u…

                Read More

                  Dagaal Ka Soconaya Qaybo Ka Mid Ah Xaafaddaha Magaalada Baladweyne.

                  Baladweyne,19Oct,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed yaa goor dhaw oo maanta ah ka qarxay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledeweyne. Dagaalka oo si lama filaan ah u qarxay, ayaa leysku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo rasaasta ay is-weydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda laga maqlayo guud ahaan xaafaddaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne…

                  Read More

                    Shirka Wadatashiga Geeddi Socodka Doorashada Soomaaliya ee 2016-ka oo Muqdisho ka Furmay

                    Muqdisho,19Oct,2015(QJ/SDN)-Shirka wadatashiga geeddi-socodka doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ayaa maanta ka furmay Muqdisho, iyadoo shirkan oo socon doona 19-ka iyo 20-ka bishan Oktoobar ayaa waxaa ka qayb-galaya wakiillo Soomaaliyeed oo ka socda qaybaha kala duwan ee Somalia si ay uga hadlaan nooca doorasho ee ugu habboon haboon ee dalka ka qabsoomi kara, si ay u suuro-gasho…

                    Read More

                      Xubnihii gobolka Sanaag u qaabilsanaa Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo la sii-daayay

                      Badhan,19Oct,2015(QJ/SDN)-Siddeed xubin oo iskugu jira guddida doorashooyinka gobolka Sanaag iyo NGO guddiga doorashoyinka kala shaqeeya wacyigelinta dadweynaha oo ciidanka Puntland shalay xabsig au taxaabay ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay ku jireen. Xubnahan la xiray ayaa waxa ku jiray guddoomiyaha guddiga doorashooyinka  u qaabilsan gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi iyo NGO wadani ah oo…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Isagoona Ka Hadlay Tartanka Kulmiye Kana Gaabsaday Inuu Musharaxnimadiisa Cadeeyo – Daawo Sawirrada.

                        Hargeysa,1Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen safarkii ay ku tageen Ireland . Madaxweynaha somaliland oo markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin kala duwan ayaa waxa uu warbaahinta uga waramay…

                        Read More

                          Xildhibaanada Iyo Wasiiradda Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Muqdisho Jooga Oo Soo Saaray Bayaan Muujinaya Siday Quus Uga Joogaan Midnimada Somaliland iyo Soomaaliya

                          Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay siday faro madhan uga taagan yihiin qorshaha midnimada Somaliland iyo Somalia, iyagoo yidhi in la kala go’o iyo in la midoobo waxba uma dhexeeyaan kadib markii ay saamigii ay rabeen ka waayeen xukumadda Muqdisho. Xubnahan ayaa saami qaybsiga Somaliland hore ugu…

                          Read More

                            Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye.

                            Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE  inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu kala baxo. Eng. Faysal Cali Waraabe oo shalay u waramay Telefiishanka Horn Cable, ayaa waxa kale oo uu ku ammaanay dawladda Itoobiya tallaabadii ay ka qaaday Suldaan Wabarka Fallaagoobay, ee ku dhuumalaysanayay xuduudaha…

                            Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Dalka kusoo Laaban Doona, Khilaafka Xisbigiisa, Hanka Ku Xigeenkiisa iyo Qodobada Laga Filan Karo.

                            Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in uu maalinta Berri ah dib ugu soo laabto Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo oo in muddo ah safar hawleed ugu maqnaa wadamada Imaaraadka Carabta, Ireland iyo England ayaa si weyn la isugu diyaarinayaa soo dhaweyntiisa….

                            Read More

                              Wararkii Ugu Dambeeyay ee Saraakiil Lagu Afduubay Gobolka Sanaag

                              Badhan,18Oct,2015(QJ/SDN)-Koox lagu xidhiidhiyay in ay ka tirsan yihiin ciidamada Puntland ayaa af duubay Guddoomiyihii Gudida Doorashooyinka ee Gobolka Sanaag, Xildhibaan Qamar Taleex oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Magaaladda Ceerigaabo iyo guddoomiyihii ururka wadaniga ah ee Taakulo Cumar Jaamac. Dablaydan ayaa xubnahan saddexda ah ka afduubay Badhan wakhti ay ku guddo jireen wacyi gelin, hasayeeshee…

                              Read More

                                ‘’Aad baan Ugu Faraxsanahay Inaan Maanta Waaninayo Reer Booramihii Aniga I Waanin jiray..’’ Wasiir Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xaaladda Boorama

                                Lonlon,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiir Xaglotoosiye oo xalay khudbad ka jeediyay kulankii weftiga madaxweynaha iyo qurbejoogta ee London, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in reer Boorama oo hore isaga ugu waanin jiray ilaalinta nabada uu isagu hadda ku boorinayo ilaalinta ammaanka. waxa uu bulshada Awdal ugu baaqay inaanay dib u celin gobolkaasi oo horumarsan tacliintana ku horeeya. QJ/SDN;…

                                Read More

                                  Dagaal Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab Maanta ku Dhexmaray Gobolka Gedo

                                  Masalle,18Oct,2015(QJ/SDN)-Dagaal dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Masalle-Adduun oo hoos-taga degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, kaasoo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ay ka dhasheen. Mas’uuliyiinta dowladda federaalka Somalia ee gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalkaas ay ku dileen lix xoogagga Al-shabaab ka tirsan, ayna kaga dhaawaceen…

                                  Read More

                                    Suudaan oo Ciidammo u dirtay Yemen si ay uga Qayb-qaataan Howlgalka ka Socda Waddankaasi

                                    Khartoum.18Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Sudan ayaa ciidammo maanta oo Sabti ah geysay magaalada Cadan ee Koonfurta Yemen ciidammo qayb ka noqonaya xoogagga isbahaysiga uu horkacayo Sucuudiga ee dowladda awooda yar ee dalka Yemen ka taageera dagaalka ay kula jirta xoogagga Xuutiyiinta. Cadan oo ah magaalo deked leh ayaa waxaa qabsaday xoogagga xuuthiyiinta ah, kuwaasoo ku qasbay madaxweynihii wadwankaas…

                                    Read More

                                      Xubno Isugu Jira Komiishanka Doorashooyinka,Xildhibaano iyo Saraakiil Ururada Samo falka ah oo Ciidamada Puntland ka afduubeen Gobolka Sanaag

                                      Ceerigaabo 18.Oct 2015 (SDN/QJ):-Wararka hor dhaca ah oo naga soo gaadhey degaannada Sanaag-bari ayaa sheegaya in xubno isugu jira Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xildhibaanno Degaanka Ceerigaabo, Iyo Urur Wacyigelineed ayaa goor dhoweyd oo maanta ah waxa ciidammo katirsan maammul-goboleedka Puntland ay ka qafaasheen degaanka Sanaag-bari gaar ahaan meel u dhexaysa magaalooyinka Yubbe iyo Hadaaftimo. Xubnahan la…

                                      Read More

                                        “Way ii Muuqatay Xisbi Golihiisii dhexe Qabyaalad lagu Xulayaa inaanu Xisbi Noqon karayn,Waayo Shir beeleed ayaa loo Rogay,Shuruudo ayaanu Murashixiinta u Yeelaynaa ” Gudoomiye Jaamac Shabeel DAAWO

                                        Hargeysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa markii Kowaad ka hadlay Nidaamka Qabyaaladeed ee lagu dhisay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye kaas oo uu sheegay in loo dhalan rogay Xisbiga Mid beelaysan waxaanu intaas ku daray in habka ay Somaliland ay ku dhisan tahay uu ku qotomo Dimuquraadiyad Beelaysan. Waxaa…

                                        Read More