Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Uganda Oo Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

    Muqdisho,11Oct,2015(QJ/SDN)-Warbixin ciwaan looga dhigay ‘I am my Father’s son’ oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya. Maxamed Amin oo 41-jir ah ayaa ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda…

    Read More

      “Muuse Biixi Maanta Cidda Taladda Somaliland Ka Go’do Ee Dhabta Ah Ee Aad Ogtay Haddaanad Ka Run Sheegin Sidee markaad madaxweyne noqoto laguu aamini karraa?

      Hargeysa, 10 Oct 2015  (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa markii u horaysay waajahay barnaamij ay ardayda jaamacaduhu ku waydiiyeen su,aalo badan, kaasoo uu soo qabanqaabiyay telefishanka HCTV, horena ay u waajaheen gudoomiyayaasha Waddani iyo Ucid. Hadaba wuxuu Ogaal halkan idiinku soo gudbinayaa qaar ka mid ah su,aalihii ugu adkaa ee ardaydu fagaarahaa ku…

      Read More

        Cali Guray oo Shaki geliyey Qabsoomida Shirka Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Kulmiye,Isla markaana Su’aal Geliyey qaabka Murashixiinta lagu kala saarayo

        Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid,Wax badana ka Og loolanka Xisbiga Kulmiye oo uu Mudo dheer ka Mid ahaa Aasaasayaashiisa ayaa Tilmaamay Sida ay u adag tahay inuu qabsoomo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu dooran doono Murashaxa Madaxweyne iyo…

        Read More

          “Jahaweerar ayaa ku jira in Madaxweynuhu Musharax yahay iyo in aanu ahayn,Kulmiyena Way adag tahay inay Isu Tanaasulaan” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

          Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay loolanka musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye, waxa uu tilmaamay inay khalad tahay in Madaxweynaha oo ilaa hadda caddeyn inuu tanaasulay in haddana Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ay ku dhawaaqaan Musharaxnimadooda. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, oo Wargeyska Geeska…

          Read More

            Xukuumadda Somaliland oo ku Dhawaaqday Mashaariic biyo balaadhin ah oo dalka laga hirgalinayo

            Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac, ayaa ka warramay mashaariicda biyo-ballaadhinta ka socota dalka ee laga maalgelinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Wasiir Baashe oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa shalay, waxa uu faahfaahiyey hawlo lagu fulinayo mashaariic kala duwan oo kor loogu qaadayo soo saarista iyo helista biyo…

            Read More

              Qaraxyo Gil-gilay Dalka Turkiga iyo Dhimashada Oo Gaadhay 95 Ruux

              Ankara,11Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 95 ruux ay ku dhinteen qaraxyo loo maleynaayo inay is-miidaamin ahaayeen oo lala beegsaday dibadbax nabadeed oo ka dhacayay magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga. Sidoo kale, xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 200-qof oo kale ay kasoo gaareen dhaawacyo kala duwan, iyadoo weerarkan uu noqonayo kii ugu khasaare badnaa ee ka…

              Read More

                Haweeney Falastiiniyad Ah Oo Isqarxisay

                Gaza,11Oct,2015(QJ/SDN)-Booliska Israel, ayaa sheegay in haweeney Falastiini ah oo ay ku joojiyeen bar kontorool oo daanta galbeed ah, ay isku qarxisay gaarigeeda. Haweeneyda oo uu dhaawac daran soo gaadhay, ayaa waxaa la dhaawacmay sarkaal boolis ah. Afhayeen u hadlay booliska, ayaa sheegay in haweeneyda ay si laga shakiyo u waday gaariga, lana joojiyay. Waxay ku…

                Read More

                  Facebook Oo Bilaabay In Fiidyow Laga Dhigan Karo Sawirka Shakhsiga Ah Ee Qofka Boggiisa U Yaalla

                  Hargeysa,11Oct,2015(QJ/SDN)-Maalmo yar ka hor ayaa shirkadda Facebook ay ku dhawaaqday in ay hadda kadib macaamiisheeda u suurtogelin doonto in sawirka shakhsiga ah ee ay boggooda facebook soo dhigayaan ka dhigi karaan Fiidyow gaaban, oo halkii sawirka qofku oolli jiray lagu beddelayo. In kasta oo adeeggani aanu illaa imika si siman ugu wada shaqaynayn guud ahaan…

                  Read More

                    Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida oo maanta Hargeysa lagaga dhawaaqay

                    Hargeysa Hargeysa Oct 11,2015(SDN/QJ)- Olole loo bixiyey badaadinta shinnida oo dadka lagu baraarujinayo in shinnadu u baahan tahay daryeel iyo badbaadin, ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Ololahan oo uu hiddisay suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), ayaa shaacintiisa waxa ka qayb galay bahda warbaahinta, dad aqoon u leh dhaqashada shinnida iyo dhalinyaro maskax iyo…

                    Read More

                      Warbixin: Afrika Kor u Socota HAA , Afrika Hoos u Noqota Maya

                      Nairobi 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sahan laga sameeyey tayada  Xukuumadaha Qaaradda Afrika qaarkood ayaa muujinaya in  aan waxyaabo badan la hagaajin  afartii sanadood ee u dambaysay. ‘Horumarka guud ee Dawladaha Afrika ayaa hakad Galay’ sidaa waxaa yidhi Mo Ibrahim oo ah nin dalashadiisu ka soo jeeddo wadanka Sudan, oo Hay’adiisa Ibrahim Index of African Governance ay bixiso…

                      Read More

                        John Kerry: Waa Xilli Xaasaasi u ah Dimuqraadiyadda Afrika

                        Washington 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha arimaha debada ee Dalka Maraykanka John Kerry ayaa warbixin uu Todobaadkan ku qoray shabakadda wararka ee http://allafrica.com/ waxa uu kaga hadlay dimuqraadiyada Qaaradda Afrika, xiligan ay hadda marayso iyo caqabadaha suurogalka ah ee ka hor iman kara. Warbixinta oo uu sidoo kale kaga hadlay waxyaabihii uga baxay kulamadii uu hogaamiyayaasha…

                        Read More

                          Bil Buuxda oo ka Hadhay Qabashada Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Galalafka Muuse,Maxamed Biixi oo Beri la Filayo inuu Beri soo Laabto, Is-Gaabinta Samaale Iyo Gibil Ku daaqa Kijaandhe

                          Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- 10-ka bisha November oo ah wakhtiga rasmiga ah ee la filayo in lagu kala baxo tartanka KULMIYE isla markaana uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee KULMIYE ayaa waxaa haatan inaga xiga bil buuxda. Hadaba Loolanka Xisbiga KULMIYE ayaa maalmihii u dambeeyey waji cusub yeeshay ka dib markii Guddoomiyaha Xisbiga Muuse…

                          Read More

                            Waxgaradka Iyo Madaxdhaqameedka Bariga Sanaag Oo Eedo Dusha Ka Saaray Wasiirka Gaashaandhiga Iyagoo Ku Tilmaamay Inaanu Metelin Deegaankooda DAAWO

                            Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)-Waxgarad ka soo Jeeda Sanaag bari oo Shir saxaafadeed Hargaysa Maanta Ku qabtay ayaa Sheegay inaanu Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami aanu Metelin deegaankooda. Waxgaradkan Maanta Shirka isugu yimi ayaa sida Fiinta Uga Qayliyay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo mudooyinkii u danbeeyeyba Khilaaf Xoogani ka dhex…

                            Read More

                              Madax dhaqameed ka Tirsan Gobolka Awdal oo Sheegay in Sida Suldaan Wabar ay Talaabi doonaan hadii aan la sii dayn Xubno u Xidhan Xukuumadda DAAWO

                              Boorama 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Qaar Ka Mid ah Madaxda Dhaqanka,Waxgarad Iyo Qaybo kale oo Ka Mid ah Bulshada Gobolka Awdal ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii ugu soo Celiso Xubno ay Dawladu sheegtay inay la Xidhiidhisay Weerar Todobaadkii hore lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal isla markaana Sababay Khasaare dhimasho…

                              Read More

                                Suldaan Wabar oo Itoobiya Ka Soo Saartay Dalkeeda Soona Galay Gudaha Somaliland,Hadal Kululna Jeediyay Badhasaab Ramaax DAAWO

                                Boorama 10.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Suldaan Wabar oo ka Soo Jeeda Gobolka Awdal isla markaana Falal amni daro ah ka sameeya deegaanada Gobolkaasi ayaa Ciidamadda Itoobiya waxay Shalay ka soo saareen dhulkooda. Suldaan Wabar ayaa sheegay inuu u hogaansamay amarkaas isla markaana uu Gudaha u Galay Somaliland,Inkastoo uu sheegay inaanu amarkaasi ka soo wada bixin dawlada…

                                Read More