|

Toos Halkan uga Daawo Xaflada Xil Wareejinta Iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Xarunta Madaxtooyadda ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Dhacaysa Munaasibad isugu Jirta Dhaarinta iyo Xil la wareegida Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

https://www.youtube.com/watch?v=xvH0uKi20dY

Comments are closed