|

Udub Dhexaadyada Laxanka Suugaanta Soomaalida,Iyo Heerka Mu’alifnimadiisu Gaadhsiisan Tahay,Heestii 1aad ee uu Laxan Saaro,& Fannaanka Qaada Waa Cabdi-Kariin Faarax Qaarey (Cabdi-Kariin Jiir) DHAGAYSO

cabdi-kariin-faarax-qaarey-cabdi-kariin-jiirHargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Hadii aad dhagaysato warbixintan kooban, waxa aad wax ka baran mid ka mida ragii fanka soomaalida gaadhsiiyay heerkii u sareeyay ee uu waligii gaadho.
Heesaha dhaadheer ee laxankoodu is badbadalo badankooda isagaa laxamiyay sida:-Siraad, Baladweyn, Dhoof caashaq, Ayaamaha, Jacaylkaa dhigiisa, Guuleed ma joogaa, adaa beeray jacaylka, saddex cadow, Axaddii, Daala aragtideeda, Naftu doqonsanaa, ma dadkii kitaabkiyo, ila tali waxgaradow, shimbiryahow ma duushaa, jacayl dhiig ma lagu qoray, sabab kale ha moodine, Laaleys, rako iyo qaar kaloo badan ayaa ka mid ah heesaha uu codka saaray.

Comments are closed