London Nov 15,2012(SDN)-KULAN AY YEESHEEN GUDIDA SOMALILAND SOCIETY UK “SSUK” KANA SOO QEYB GALEEN XUBNO KA TIRSAN SOMALILAND SOCIETY EU “SSEU” AYAA WAXAA LA ISLA QAATAY IN AY HABOONTAHAY INDIB LOO DHIGO SHIRKII LAGU QABAN LAHAA LONDON 17/11/2012KA DIB U DHACAAS OO LAGU SABABEEYEY:
- 1. IN LALA SUGO WAQTIGA FASAXYADA ISKUULADA LA GALAYO.
- 2. IN DIB LOO YARDHIGO INTA DOORASHOOYINKA KA SOCDA DALKII LA SOO GABAGABEYNAYO SI LA ISGUGU BEEGO GUNAANADKA DOORASHOOYINKA IYO SHIRKA.
- 3. IN LA GAADHSIIYO DHAMAAN “COMMUNITY ORGANIZATIONS” KA JIRA UK IYO BULSHADA INTOODA KALABA SIDII AY UGA SOO QEYBGALI LAHAAYEEN KULANKAN OO AH MID MUHIIMAD WEYN KU FADHIYA.
SIDAAS DARTEED WAXAY GUDIDA SOMALILAND SOCIETY UK “SSUK” OGEYSIINAYAAN IN SHIRKII LA QABAN DOONO 15/12/12 OO KU BEEGAN MAALIN SABTI AH. GOOBTA IYO WAQTIGA DIB AYAANU IDIINKU SOO GUDBIN DOONAA.
ALLAA MAHAD LEH
GUDIDA SSUK
