Uncategorized

“Madaxweynaha Abaal la’aanta waanu ku Naqaanayee,Balse oohinta badan ayaanaan ku Ogayn” Mujaahid Xasan Guure Jaamac {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Jawaab ka bixiyay Naqdin uu Madaxweyne Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiiradu ku qoonsadeen hadal uu hore warbaahinta uga sheegay oo tilmaamay inay Khalad tahay in Madaxweynaha,Ku Xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu oo sadexda Mas’uul ee Golaha Fulinta Xukuumada Ugu Sareeyaa inay ka wada Maqnaadaan Caasimada Hargaysa .

Hadalkan ayaa Gudoomiyuhu ka sheegay Shir Jaraa’id oo Garnaqsi iyo baane ah oo ay Maanta ku qabteen Caasimada Hargaysa kaas oo ay ka soo qayb galeen Madax ka Tirsan Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

Guji Halkan oo Mobikaaga ka dhagayso hadalka Xasan Guure
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanGuure19(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Contact@somalidiasporanews.com