Uncategorized

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha,ayaa kormeer ku soo maray Goobaha ay biyuhu uga yimaadaan Magaalo xeebeedka Berbera.

Berbera,19,march 2014(  SDN)-wafadi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,Dr: Cabdi  Aw-Daahir,oo ay wehelinyaaan Mareeyahaya Wakaaladda Biyaha Berbera iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa Kormeer indho-idhayn ah ku soo maray Goobaha ay Biyuhu uga yimaadaan Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil,ee kala ah: Farodeero iyo Dubaar.

waxa sidaasi lagusheegay war uu Goor dhawd soo saaray Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Jsl.waxaana uu warkaas oo dhamaystirani u dhignaa sida tan: ”

Waxaan Aniga ,gudoomiyaha gobolka , IYO naareeyaha wakaalada biyaha ee Berbera kormeer hawleed ku soo maray Goobaha biyuhu uga yimaadaan magaalada Berbera ee la yidhaahdo FARODEERO, IYO DUBAAR. Hawshayadaasu waxay la xidhiidhay sidii biyo ku filan loogu heli Lahaa dadka iyo XOOLAHA KA DHOOFA BERBERA. Waxaa inagu soo fool leh waqtigii kulka ee xagaaga, IYO kalkii Ganacsiga xooluhu kor u kici jiray”‘.

Berbera,SDN.