Uncategorized

Wasiirka Macdanta oo dalka ku soo laabtay kana Hadlay Heshiis Hor leh oo ay la Gaadheen Shirkad Shiine ah ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Xuseen Abdi Ducaale oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaarada Macdanta  ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Kadib Markii ay Socdaal Todobaad qaatay ay Ku Tageen Wadanka Shiinaha..

Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Waxa uu faahfaahiyay Kulamo uu la Yeeshay Maalgashadayaal Waxaanu Warbaahinta ugu Waramay Madaarka Cigaal International Airport  .

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com