Uncategorized

War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somalia oo Durba ku Dhawaaqay in Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia aan lagu Qaban doonin dalka Dibadiisa

Muqdisho 21.Jan 2014 (SDN)- Madxweynaha Dowladda Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa si kulul oga hadlay Wada hadalada Jamhuuriyada Soomaaliland iyo Dowladda Soomaalia.

khilaafXasan Sh. Maxamuud Madaxweynaha soomaalia ayaa sheegay in ay wadaan Qorsheyaal ku aadan in wada hadalada Maamulka Soomaaliland  iyo Dowladda Soomaalia aan martabe lagu qaban doonin Dalka dibadiisa islamarkaana lagu qaban doono Gudaha Dalka Soomaalia,

Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in Magaalooyinka Muqdisho iyo hargeeysa ay ka dhici doonan Wada hadalada Dhiman ee Dowladda Soomaalia iyo Jamhuuriyada Soomaaliland.

Muqdisho SDN.

Qurbejoog.com