
Hargeisa 12/11/2014(SDN/QJ)Warar Hada Naga Soo Gaadhay Magaalada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Dib Xoriyadoodii Loogu Soo Celiyey Laba Wariye Ee Magalaadaas Lagu Xidhay Laba Todobaad Ka Hor
Wariyayaashan Ayaa Kala Ahaa Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Ka Hawl Gali Jiray Tvga HCTV iyo Maxamed Sheekh Xasan Jubba oo u shaqaynayey Telefiishanka Somsat TV
Wariyayaashan AyeyHore Ay Xukuumada Talada HaysaaXabsiga U Taxaabtay Ka Dib Markii Ay Soo Gudbiyeen Warar Ku Saabsan Dad GubayaCalanka Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye .
Xadhiga Wariyaashan Maanta La Sii Dayey Ayey Waxay qeyb Ka Yahiin Cabudhinta Iyo Cago Jug Leynta Xukuumada Talada Haysaa Ay Ku Hayso Saxaafada Madax Banaan iyadoo intii ay xishnaye wariyashani ay xisbiyada mucaaridka odayaasha iyo waliba hayadaha u doona xuquuqda saxafada iyo ta bani aadamka iyadoo culays badani xukuumada ka soo gaadhay xadhiga wariyashasi
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
