Uncategorized

Waraysi Xiiso Badan Gabadh araga ka Naafo ah oo Sheeko Suugaaneed Qurux badan inoo soo bandhigaysa DAAWO/DHAGAYSO

 

Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaawa Jaamac Cabdi Waa Gabadh ay hada da’deedu afka la gashay labaataneeyo,Waa Gabadh Aftahamad ah,Waa Gabadh araga ka naafo ah Waxaase la Yaableh inay Garan karto dabeecadaha qofka ay Sheeko wadaagaan isla markaana ay ku nici karto amase ku Jeclaan karto.

Xaawa Jaamac Cabdi Waxay hada ku nooshahay Magaalada Hargaysa Waxaa intaas u dheer inay tahay Qof Hibo u leh Curinta Suugaanta kuna Cabiri karto dareenkasta oo ay aaminsan tahay.

Sheeko Xiiso badan oo Xaawa iyo Weriye C.raxmaan Bataash oo ka Tirsan Hawl wadeenada Idaacada Radio hargaysa oo aanu hore idiinku soo gudbinay kaas oo aan dhamaystirnayn Xaawana ku Sheegayso waxyaabaha ay rabto in laga gacan siiyo ayaad halkan kaga Bogan Kartaan.
https://www.youtube.com/watch?v=DgIHBHS-vs4
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com