Home » wareysiyo You are browsing entries filed in “wareysiyo”

DHAGEYSO: Wareysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Guddoomiyaha Gudidda Guud Ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka dhagaysan kartaa Wareysi Gaar ah oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha Guddida guud ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni, waxaana aanu wax ka weydiin doonaa Guddoomiyaha oo aad wareysiga ku dhaagysan doontaan, waxyaabaha u hirgalay gudida Sahan-baraaqo mudadii ay jirtay, iyo weliba waxyaabaha u qorshaysan gudidada mustaqbalka dhow. Sidoo kale waxaanu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Daawo: Warbixin Ka Hadlaysa Guddiyada Uu Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Muddadii Uu Xilka Hayay

Hargeysa (QJ/SDN) Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa tiro guddi ah magacaabay muddadii uu xilka madaxtinimo hayay. Haddaba halkan Waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Warbixin ka hadlaysaa Guddiyadii uu Siilaanyo magacaabay iyo waxay kala ahaayeen ee hoos ka daawo:

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Daaw: Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka SLNTV Oo Todobaadkan Diirada Lagu Saari Doono Gobolka Sanaag

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad Halkan ka daawan kartaa Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV), oo todobaadkan diirada lagu saari doono xaaladda deegaan ee Gobolka Sanaag. Waxaana barnaamijka marti ku ah isu duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolkaasi. Haddaba barnaamijka oo dhameystiran muuqaalkiisa hoos ka daawo; Waxa Soo Jeedinaya Wariye Cabdicasiiis Caydiid Ya

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Chairman of Diaspora Agency Meets Somaliland community in Belgium

Brussels—The Chairman of Somaliland Diaspora Agency (SLDA), Mr. Abdi Abdillahi Hersi has met with Somaliland diaspora community in Brussels, Belguim. Somaliland representative to Belguim has called on the community to unite for the interest of their nation. Chairman of Somaliland Diaspora Agency has urged the strong connection of all diaspora community in Belgium. He called […]

Posted in news in English,wareysiyo | Read More »