Home » wareysiyo You are browsing entries filed in “wareysiyo”

DAAWO: Sharaxaada Gunooyinka Degmooyinka iyo Cida Sharciyan leh Masuuliyada Maareynta Aafadii Suuqa Waaheen

Hargeysa (QJ) – Qareen Mubaarik Cabdi ayaa sharaxaad ka bixinaya xeerarka Maamulka Degmooyinka iyo Kaabida dheeriga ah ee la siiyo degmooyinka qaar. “Wasiir Kaahin Ma xukumo Goleyaasha degaanka Somaliland”

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Saleeban Cali Bile: Gudidii soodhaweynta Madaxweyne Muse Biixi oo qabyaalad awgeed labo u kala jabay

San Diego (QJ) – Siyaasi Saleebaan Cali Bile oo ku sugan dalka Mareykanka kana mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan dalkaa ayaa nooga warbixiyay xaaladaha ku gadaaman safarka Madaxweynaha Somaliland uu ku joogo Washington. Saleebaan Cali Bile waxa kale oo uu nooga xog waramay hanaanka lagu kala qeybsamay ee soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Shirkada SomCable & Sida ay Somaliland uga Suurto Gelisay inay Keento Internet-ka Xawaarihiisu Sareeyo ee Fiber Optic.

”La Jaanqaad Dunnida Casriga ah adigoo adeegsanaya Internet-ka Xawaaraha sareeya ee Fiber Optic” Somaliland oo ka mid ah dalalka dunnida sadexaad ee uu ku yar yahay adeegsiga Tiknoolajiyada casriga ah ayaa hada u muuqata mid horumar la taaban karo ka gaadhay isticimaalka Internet-ka. Shirkada SO! Ltd Powered by Somcable oo uu Leeyahay Ganacsadaha caanka ah […]

Posted in Features,wareysiyo | Read More »

Xildhibaan Mubaarig Bidhi oo ku Baaqay in Laba Sannadood ah Loo Kordhiyo Xukuumadda, Doorashaddana dib Loo Dhigo

Burco 07. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka degmadda Burco, ayaa sheegay in marka laga eego saameynta abaarta ba’an ee ka jirta gobollada bariga Somaliland, aanay suurto-gal ahayn in doorashada madaxtooyadda lagu qabto wakhtigii loo cayimay oo ahaa 28-ka Bisha March 2017, waxaannu ku baaqay in […]

Posted in wareysiyo | Read More »

Shirkii wasiirada macdanta maalgashiga iyo khayraadka dabiiciga ah ee CARABTA oo uu ka qayb galay Emsadoor Axmed Safiina Wakiilka Jamacada Carabta iyo Islaamka ee xisbiga wadani

Jedah 26Nov16(Q/J) Shir mudo uga socday wadamada Jamacada Carabta Wasiirada Macdanta iyo Maalgashiga ayaa lagu soo gabagabeyey wadanka Sacuudi Arabia Shirkan oo markii u horaysay ay ka qayb gasho wafdi somaliland oo si heer sare loo soo dhaweyey Emasadoor Axmed Safina oo ah Wakiilka Xisbiga Wadani ee Wadamada Carabta iyo Islaamka oo shirkan ka qayb […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Qaybo Ka Mid ah Shacabka Magaalada Boorama oo Mudaharaad ka hor Sameeyay Xafiiska Maayarka Magaaladaasi,Iyo Cabasho Adeeg la’aan oo ay Soo Bandhigeen DAAWO

Boorama 25.July 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan xaafada Haya-yaabo ee ku taalla Koonfur-galbeed ee magaalada Boorama ayaa shalay waxay mudaharaad kahor dhigeen xafiiska shirkadda magaalada Boorama siisa biyaha ee Shaaba iyo sidoo kale xafiiska maayirka Boorama, mudaharaadkaasi oo ay ku dalbanayeen adeegyo ay ka aradan tahay xaafada ay ku nool yihiin, […]

Posted in wareysiyo | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Bilood Ka Dib Buuxin Kari La’ Taliyaha Ciidanka Badda

Hargeysa,23,7,2016 (QJ/SDN) – 29 April 2016 ayay ahayd markii uu Madaxweyne Siilaanyo goor habeenimo si kedis ah xilkii uga qaaday taliyihii ciidanka badda Sareeye guuto Maxamed Xuseen Xiirane iyo wasiirkii boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal. Saddex bilood ayaa laga joogaa markii uu Madaxweynuhu labadan masuul xilka ka qaaday. Hase yeeshee waxa madaxweyne Siilaanyo ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Warbixina Ka Dhegaystay Xubno Matalayay Ururada Rayidka Ah

Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururada rayidka ah ee Somaliland, isagoona Siilaanyo xubnahaasi kala hadlay qaabkii loo gali lahaa doorashada 2017ka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Imaaraadka oo xayiraad safar dul dhigay RW India kadib markii uu Soomaalida bahdilay

Dubai, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Raysal Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa ku tilmaamay Gobolka Kerala inuu ka liito dalka Soomaaliya marka ay timaado dhimashada caruurta yar yar hadalkaas oo ka caraysiiyey dadweynaha Gobolkaas oo iyagu muujiyey sida ay uga xunyihiin in la barbar dhigo dalka dagaalada sukeeye la degeen ee Geeska Afrika. Cadhada ka dhalatay hadalka Mr. Modi […]

Posted in wareysiyo | Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Dhiggiisa DDSI Uu Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyay Jigjiga

Jigjiga, 29. 4,2016 (QJ/SDN) –  Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Oo Gaadhay Magaalada Jigjiga Xarunta Maamulka DDSI Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay, Waxaana Garoonka Uga Hortagay Xubno Uu Ka Mid Ahaa Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Madaxweyne Kuxigeenka DDSI Mudane C/Xakiin Cigaal Iyo Wasiirka Ganacsiga DDSI Mudane Khadar Abdi […]

Posted in wareysiyo | Read More »