|

Warfaafinta Soomaalida oo itoobiya loo diiday

Jigjiga January 29, 2023 (QJ) – Dawlada dhexe ee Itoobiya waxa ay amar shaqojoojin ah duldhigtay warbaahinta Soomaalida ee fasaxa ka heysatay ta dawled degaanka Jigjiga.

Hadalka dawlada dhexe oo la soo dhexmariyay ta degaanka ayaa lagu faray warbaahinta muuqaalka ah ee aan fsaxa ka heysan dawlada dhexe in ay joojiyaan tebinta.

Saxaafada afka soomaaliga ku hadashay oo si weyn u tebineysay dagaalka Oromada iyo Canfartu wadajirka ugu soo qaadeen dhawaan degaanada Soomaalida ayaa haatan u muuqda qaar la aamuusiinayo.

Dawlada degaanka ayaa hore warbixinada dagaalada ugu sheegtay qaar la buunbuuniyay.

Comments are closed