Uncategorized

Wasaarada Hawlaha Guud oo Soo Saartay Wareegto lagu Shaacinayo Joojinta iyo Sharciyaynta Dhulka Banaan ee Magaalooyinka iyo Bixinta danta Guud

Hargaysa 10.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud iyo guryaynta Md C/risaaq Khaliif Axmed ayaa maanta wareegto  ku soo saaray joojinta sharciyaynta iyo qorshaynta dhulka banaan ee magaalooyinka dalka iyo bixinta danaha guud.

Wareegtada Wasiirka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog.com  laguna socodsiiyey Gudoomiyayaasha Gobolada dalka iyo Mayor-ada Golayaasha Deegaanada, Xafiiska wasiirka Arimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Gudida heer Qaran ee iibka dhulka iyo dhismayaasha dhulka, gudida heer qaran ee nashqadaha guud, mulkiilayaasha dhulka beeraha ah ee magaalooyinku gaadheen iyo xafiiska madaxweynaha JSL ayaa wareegtada wasiirka hawlaha guud waxa ay u dhignayd sidan.

54

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

55