Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) oo uu weheliyo Agaasiimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta kulan ku qabtay xarunta wasaaradaasi, kaas oo lagu qiimaynayo xarumaha bixiya adeega caafimaadka ee Hooyada iyo Dhalaanka ee dalka JSL.
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Hargaysa ka Furtay Kulan Lagu Qiimaynayo Xarumaha MCH-yada DAAWO
