Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo haatan u Muuqda Siyaasiga ugu fadalo cad ee Ka soo Jeeda Gobolka Sool Gaar ahaan Degmada Buuhoodle ayaa Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed iyo Waxqabadka uu ka hirgaliyay Wasaaradda Caafimaadka oo Mudo laba Sano ah uu Xilkeeda hayay.
Wasiir Xaglo Toosiye oo Markii Kowaad ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed halka uu Gaadhsiisan yahay DAAWO
