Dubai 06.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasiirka arrimaha dibada Iyo iskaashiga caalamiga ah Mohamed biixi yoonis ayaa habmaamuus sare Laguna qaabilay dalka imaaraadka Carabta,Isagoo Kulan Muhiim ahna la Yeeshay wasiirka xigeenka arrimaha dibada Iyo amniga sheekh faris mohamed Al.masruuci.UAE.
Kullankan oo waxa lagaga wadahadlay sii xoojinta xidhiidhka labada dal Iyo Kor u Qaadida kaalmada ay sii yaan somaliland Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland ayaa uga mahadceliyay caawimada ay Imaaraadka Carabtu siiso somaliland .
Sidoo kale waxa lagaga wada hadlay wada hadalada somaliland Iyo somalia , Kullankan waxa wasiirka arrimaha dibada somaliland ku wehelinayay wasiirka caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye.
SDN-Dubai






