Hargaysa 05.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Kormeer ku Soo maray Jidka Halbawlaha ah ee Caasimada Hargaysa oo laga dhigayo Mid Casri ah isla markaana Dib u habayn lagu Samaynayo.
Jidka Halbawlaha ah oo dhismihiisa laga soo bilaabay Kaantaroolka Magaalada Berbera lana soo Gaadhsiiyay Masjid Jaamaca Weyn ee Magaalada Hargaysa.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Wasiirka Arrimaha Gudaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirWaran05.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
