Uncategorized

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Si adag uga Hadlay Nidaamka Garsoorka Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 26.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id  oo uu kaga waramay  sugida iyo adkaynta nabadgalayada dalka kaasoo ay kasoo qeyb galeen gudida nabadgalayada.

Shirkan jaraa id oo ay ka qeyb galeen  taliyaha booliisla , taliyaha laanta socdaalka , maayirka caasimadda wasiir ku xigeenk aminga, gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex iyo taliyaha Sirdoonka qaranka.

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysto hadalka Wasiirka Arrimaha Gudaha

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warancade26o.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com