Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee JSL Md Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo Hadal ka Jeediyay Daahfurka Xabaal Wadareedyadii labaad oo laga Wado Xaafada Badhka ayaa sheegay inuu goobjoog u ahaa xiligii xasuuqyada qaarkood ka dhacayeen wadanka, xasuuqaasina uu ahaa mid bartilmaameedyo gaar lala beegsanayey isagoo Si Gooni ah Carabka ugu Dhuftay Beesha Dhexe ee Somaliland ,loona baahan yahay in laga xisaabtamo dhibaatadaa bani’aadanimo ee ay gaysteen milaterigii dawladii Siyaad barre.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Shaqada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GaraadXas10.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
