Uncategorized

Waxa wax aad looga xumaaada in wasiir xirsi uu umada somaliland ku noqday buro ku dheerada

Waxa wax aad looga xumaaada in wasiir xirsi uu umada somaliland ku noqday buro ku dheerada waayo mudaharaadka ka dhacay oodweyne maanta oo uu kala kulmay waji gabax kulaha igu soo wareejiya lacagti adhigi dahabki ay shacabka gobolka daad madheedh ugu talo galeen dhismaha jidka oodweyne iyo hargaysa burco iyo berbera isku xidha faraqa igu soo shuba macno ka yar farsamada xirsi wado waligeen maynu arag dowladnimada qaranimada sharciyada midna meel ay ka soo gasho ma jirto mida kale xirsi dowlada ma isaga uu karaani wastaaad qaldo wade nijaaar uu ah yaaab miyaaan nidaaam sharci jirin xukumada waxa laga raba xisaab xidh cad lacag bilaaa xisaab ah la qiimayn inta ay ku kacayso wadooyinkani mida kale shaqsi uunba lacagta qabanaya caqli iyo sharci dhigaayo ma jiro waaa nidaaam cad sharciga wafaqsan lacagta looga qaada muwaadinta lkn xirsow soo qaaad uun caqlige qaaadi kara lacagtan xirsi guraayo uun waxan ku sheegi laha waa magti bucur bacayr ee aan dhamaan jirin xirsi xeerki wado marista shalay bay ahyd marki booyadi dadka biyo laaanta hayso hargaysa xeerkaaasi dhawac badan keenay xirsi baana ka masuul ah tan oodweyne rru sii kaxaystay shanta qof lagu dhawaacay isaga uun ka masuil ah dadka ku dhawacmayna ilhy ha caaafiyo xukumaada barlamaaanka waxaanu leenhy xerka xirsi iyo lacagta ilaaa bari ilaaa galbeed kuranayo hab aan sharciga wafaqsanayn umada haloo cadeeeyo sharciga hala wafaajiyo sadex suaalod jawaab uu baahan kow wadoyinkan shacabka lagu badhanaya labo inteeba ku kacaysa shacaka halo cadeeyo saddex ma jeebka xirsa noqday bank somaliland?! wabilaahi towfioq

gudomiyaha xisbiga ucid

khadar bitijoor

uganda