Uncategorized

“Waxaad Mooddaa In Madaxweyne Siilaanyo Weli U Shaqaynayo Dawladdii Siyaad Bare Ee……” Muj Xasan Guure DAAWO

Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha wadda-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay hogaamiye weli aaminsan inuu ka tirsan-yahay Nidaamkii Maxamed Siyaadda Bare, waxaanu sheegay in aanu isku aaminsanayn inuu Hoggaamiyo Somaliland.

Mujaahid Xasan Guure Jaamac waxa uu Sheegay in Xukuumada haatan talisaa ay Cabudhinayso Xoriyaadkii Saxaafada