Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Goodiyay in Somaliland ay Dhiig Cusub u Shubi doonto adkaynta Qaranimada Qiimaha adag ku taagan .
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Kulan Wada jir ah oo Qasriga Madaxtooyada ku dhex maray Golayaasha Qaranka,iyo Xisbiyada Qaran ayaa Cadeeyaay in Xisbigooda Ucid uu garab taagan yahay Hadal uu Kulankaas ka Sheegay Madaxweyne Siilaanyo
https://www.youtube.com/watch?v=5Bw9vLmW1Uk
Hargaysa SDN/QJ
